Waa maxay cayayaanka baraha bulshada?

Waa maxay cayayaanka baraha bulshada?

Waa maxay cayayaanka baraha bulshada? Marka ay soo baxeen websiteyada loo yaqaano baraha bulshada social media sida Facebook, Twitter iwm. waxaa soo baxday arrin dad badan aysan la soconin taas oo ah dowladaha qaar ama shirkadaha qaar ama dadka qaar inay samaystaan koox shaqoodu tahay inay baraha bulshada wax ku qoraan iyagoo hal meel ka […]

Bogga Facebook ee Daruur linkiga laga galo

Bogga Facebook ee Daruur linkiga laga galo

Su’aasha: Dr ado mahadsan Facebook page lagaala so xiriiro ma leedahay mise waa halkan oo kali aha Search ba dhahay waan wayay. Jawaabta: Haa wuu jiraa webka meesha ugu hooseysa ayaad ka arkaysaa laakin su’aalaha halkan ayaad ku soo diraysaa Facebook su’aalaha looguma talagalin, waxaa kaliya loogu talagalay dadka raba inay share gareeyaan su’aalaha iyo […]

Nambarada telka sida loosoo celiyo

Nambarada mobileka sida loosoo ciliyo

Qaabka ugu fiican nambarada taleefanka loosoo cilin karo Waxaa laga yaabaa inay kaa lumeen nambaro badan oo humhim ah oo ku jiri jiray mobilkaaga. hadda waxaad awoodda inaad si sahlan kusoo celiso nambaradaas. waa haddii aad adeegsanayso Facebook. waxaad galaysaa linkigan hoose. waxaad soo celin kartaa sidoo kale nambarada whats-pp https://m.facebook.com/mobile/messenger/contacts

Dumarka Facebook raga dhaqsi ku aamina (Guurdoon been ah)

Dumarka Facebook raga dhaqsi ku aamina

Dumarka Facebook raga dhaqsi ku aamina (Guurdoon been ah) Maalmahan waxaa soo batay rag ku nool qurbaha. siiba Yurub iyo America, raggaas been ayay u sheegaan hablaha ama gabdhaha yaryar. intay Facebook soo galaan ayay gabdhaha luuqa usoo galaan. qaar waxay rabaan inay gabdhaha xumaan kala raaxaystaan, qaarna waxay dhahayaan aan ku guursado. guur kumeelgaar […]