Meeqo nooc ayaa loo baari karaa DNA

Meeqo nooc ayaa loo baari karaa DNA

Meeqo nooc ayaa loo baari karaa DNA Su’aasha: Asc adeerkay iyo aniga isku DNA ma noqon karnaa hadii booska aabe nimo iigalo ilaa meqo nooc ayaana loo baaraa DNA-ga Jawaabta: DNA waa maaddada dhaxalka  oo labada waalid xaggooda kaaga timaado, waxayna sugaysaa dhalashada ka dhexaysa nooleyaasha, adeerkaaga iyo adiga waxaad ku kulmaysaan awoowahaaga oo aabbaha […]

Shaqada musqulaha cudur miyaa laga qaadaa

Shaqada musqulaha cudur miyaa laga qaadaa

Su’aasha: Suuli (musqul) Qofku Miyuu Kashaqayn Karaa Mise Waa Shaqo Laga Fiican Yahay Inaa Laga Shaqeeyo Sidoo Kale Qofka Musqusha Kashaqeeya Xanuuno Miyuu Ka Qaadi Karaa Sidoo Kale Caafimaadkiisa Waxyeelo Miyay Soo Gaadhsiinaysaa Fadlan Faahfaahin Dheeri Ah Iga Soo Sii Thank-You Jawaabta: Haddii shaqo kale aad heli karto waxaa kuu fiican inaad ka tagto shaqada […]

Tayfoodka Saliida badan miyaa sababta ?

Tayfoodka Saliida badan miyaa sababta ?

Su’aasha: Asc Bahda Daruur waxaa tihiin sharfanayaal amaan iyo Garab istaag mudan waad mahadsan tihiin aan u gudbo su,aashayda Badanaa Dhaqaatirta Marka aad kala tashato Cudurka Tayfoodka waxay kaaga digayaan Saliida iyo dufanka sidoo kale waxay kuu sheegayaan amaba dadka qaba cudurka ay ka dareemaan xanuun dhinaca beerka Lkn Marka aad u baarto si online […]

Waa maxay RNA iyo DNA maxaase lagasoo gaabiyay

Waa maxay RNA iyo DNA maxaase lagasoo gaabiyay

Su’aasha: Asc RNA iyo DNA Xarfaha noocan ah maxa loo soo gaabiyaa muxuuse noqonayaa macnahoodu. Fadlan ii soo kala qaad qaada xarfahan si aan u fahmi. Mahadsanidin Jawaabta: DNA waxaa laga soo gaabiyay (Deoxyribonucleic acid ) carabiga waxaa loo yaqaanaa (حمض نووي ريبوزي منقوص الأكسجين) waa molecule oo ka kooban laba silsiladood (oo laga sameeyey […]

Ducada sidey cudurada u qaaddo eeg daliilka quraanka

blank

Allaha abuuray wax kaste. Waa ilaaha awood u leh wax walba, koonkan ma socunayo asoon amar siinin. jirro kaste daawo ayuu u sameeyay waxaana habboon in lala yimaado sababta. Waxaa ka mid ah: ducada iyo in Alle (cazza wajalla) aad loo tuugo, wuxuu leeyahay Alle: {فَلَوْلَا إِذْ جَاءَهُم بَأْسُنَا تَضَرَّعُوا} (Maa Markuu u Yimaaddo Dhibku […]

Coronavirus wadamada uu gaaray

Coronavirus wadamada uu gaaray

Coronavirus wadamada uu gaaray Wuxuu gaaray wadamo badan muddo yar ayuuna jiraa cudurka Coronavirus, waxaa ugu badan wadamada uu hada gaaray dalka uu kasoo bilowday China. Ilaa iyo hadda daawo looma hayo. waxaana la sheegayaa inuu halis yahay cudurkan. Waxaad ka arkaysaa dalalka uu ku fudey inay u badan Yihiin dalal ku yaalla qaaradda Asia. […]

Jabtada maxay tahay maxaasee lagu daaweeyaa

Jabtada maxay tahay maxaasee lagu daaweeyaa

Cudurka jabtada waa cudur galmo sabab u noqota waa cudur caan ah oo ku dhaca ragga iyo dumarka, geedka ninka waxaa ka soo baxa dhiig iyo carun (malax) sidoo kale cambarka dumarka wuxuu soo saaraa dhiigga iyo malaxda, cudurka jabtada afka enlishka waxaa lagu dhahaa Gonorrhea afka carabigana waa loo yaqaanaa السيلان, cudurkan wuxuu ku […]