Musqulaha dalka Japan

Musqulaha dalka Japan Dalka Japan wuxuu ka mid yahay dalalka ugu amaanka badan sidoo kale wax soosaarka. waxyaalaha layaabka leh waxaa ka mid ah fadhiga musqusha loo sameeyay meel gacanta lagu dhaqan karo sidii loo ilaalin lahaa biyaha. Biyaha waxay ka mid yihiin waxyaalaha ugu qiimaha badan nolosha iyadoo sidaas ay tahayna waxaad arkaysaa dadka […]
Laacibka Qatar Akram Cafiif ma Soomaali baa

Qatar ayaa qaadday koobka Asia ee lagu qabtay dalka Imaaraadka, waxay ka badisay Japan, waxay ku badisay seddex gool. Laacibka lagu magacaabo Akram Cafiif wuxuu ka soo jeedaa Soomaali aabbihiisa ayaa u cayaari jiray qatar, wuxuu haystay baasaboor Soomaali Akarman wuxuu dhashay 17 11 1996 . waa soomaali yamani, marka soomaali marka ay joogaan dal […]
