Categories
Sheeko Story

Naag qurux badan oo nacas ah iyo ninkeeda dood dhexmartay

Naag qurux badan oo nacas ah iyo ninkeeda dood dhexmartay Nin ayaa rabay xaaskiisa inuu ka xanaajiyo. wuxuu ku yiri: waxaan la yaabanahay adoo sidan u qurux badan haddana waxaad tahay naag nacas ah. oo caqligeeda aad u yar yahay. Waxay  ku tiri: Ilaahay wuxuu iga dhigay gabar qurxoon si aan kuusoo jiito oo aad […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada bisadda oo faahfaahsan

Fasirka riyada bisadda oo faahfaahsan Riyada bisaadda ama mukulaasha waxay yeelan kartaa tafsiiro kala duwan, taas waxay u noqonaysa qofka arkayo xaalkiisa, hadduu yahay lab ama dheddig qof xaas leh ama qof doob ah. laakin guud ahaan fasirka riyada bisadda qaabab badan ayay yeelanaysaa. Bisadda waxay noqon kartaa qof guriga ka adeego oo aan aamin […]

Categories
News

Raabidada islaamka ayaa guri u iibsay Salwa Mustafa

Raabidada Caalamka islaamka ayaa guri ugu iibisay dalka New Zealand haweeneydii ku weysay ninkeeda iyo wiilkeeda weerarka foosha xumaa . waxay tageen iyada iyo familkeeda goor dhow dalka New Zealand. Waaxaa lagu magacaabaa Salwa Mustafa, waxayna ku tageen dalkaas qoxootinimo, waxay kasoo carareen dagaalka dalka Suuriya.

Categories
Bulsho Society Talooyinka Consultation

Dardaaran ku wajahan hablaha la qabo video

Hablaha la qabo dardaaran fiican ayay usoo jeedisay gabar soomaaliyeed. inta badan guryaha soomaalida aad bay u dumaan, furiinka aad buu usoo batay, si fudud ayay isku dhacaan nimanka iyo naagaha. waxaa laga yaabaa xiliga shukaansiga in meel sare laysla gaaro oo jacay ah, laakin marka gabadha ninka ay waabta soo galiso, tiiba ma aha, […]

Categories
News

Nin diinta Islaamka ugu yeeray RW New Zealand Jacinda Ardern

Ninkan wuxuu ka fiican yahay kumanaan wadaad oo isku sheegaa inay diinta islaamka faafiyaan, oo islaamka dad badan nacsiiyay, kuwaas waa kuwa diinta ku qaraabto, masaajidda ka dhigay goob qabyaalad, habeen iyo maalin ayay tuugsi lasoo taagan yihiin, meeshay ka shaqaysan layaayeen waxay moodeen shaqada inay tahay diinta in lagu qaraabto. ninkan si fiican ayuu […]

Categories
News

Xildhibaanka la dilay Saqar Ibraahim daawo dardaarankiisa

Waxaa ku jiray dadka lagu dilay weerarka magaalada Muqdisho Wasiir ku xigeenkii Wasaarada Shaqada iyo shaqaalaha Saqar Ibraahim  , sidoo kale wuxuu ahaa Xildhibaan, Ilaahay ha u naxariisto. Saqar wuxuu wax ka bartay dalka Masar, wuxuu ku biiray siyaayadda soomaaliya. waxaa la sheegay inuu khudbad kajeediyay baarlamaanka 19ka bishan  daawo qayb ka mid ahkhudbaddaas.  

Categories
Caafimaadka Health

Hilibka geela waxa uu u taro jirka

Hilibka geela waxa uu u taro jirka Hilibka geela wuxuu leeyahay burutiin badan, sidoo kale waxaa laga helaa macdanta birta iyo vitamin C, xitaa dhankan wuu kaga badiyaa hilibka idaha iyo hilibka lo’da. sidoo kale wuxuu leeyahay vitamin E. Hilibka geela subag badan ma laha ama baruur badan, wuxuu kaloo leeyahay Vitamin D iyo cusbo […]