Riyada bisadda oo igu soo boodayso

Riyada bisadda oo igu soo boodayso Riyada: Salam aleikoum sheikh Waxan ku riyoday bisad ama mukulaal sad u taqano oo aad u xanaqsan intey igu so bodey cidiyahega fariga iga dhawacday dhiig iga socda wan iska fujin kari wayey wan damqanaya riyada dhexdeda Talabad dhawr sano ley qaba caruur ma lihi Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa […]
Riyada bulaca iyo yaanyuurta

Riyada bulaca iyo yaanyuurta Riyada: Waxan ku riyodey anigo meshan cundada ku karsanayo akdis yanyur baqdise ika cuneyso baradho cerin an wali fiqin kadib asked kaso bixinayo wlai mindi uka so bixiye meysan laqin balse afkey kishanayse marka so bixiye wey is baqdisise wax dhintay cml asa albabka ka bixiye albabki an xirde wada hos […]
Riyada yaanyuurta madooban

Riyada yaanyuurta madooban Riyada Hoyadey wxy ku riyoote yanyur kursi ag taagan .aad bay u madobeet indhoo cabsi leh ayay laheed mrkaaas bay isku day de in ay nyanyurti buriso gcnt mrka soo tagte nyanyurti aya gcnt hooyo afka gashate lkm may qanin. Hooyo way qalise ila la maqlo si caadi ah.kadib soo kacde habeen […]
Qofkii ku riyoodo asoo mukulaalo quudinayo

Su’aasha: scw maxaa lagu fasiraa qofkii ku riyoodo asoo basado cunto siinayo. Jawaabta: Riyada quudinta bisadaha waa khayr, riyada waxay tilmaamaysaa qofka inuu xasilooni heli doono oo u gali doono nolol barwaaqo ah
Gabar ku riyootay bisado badan oo iyada ay cunayaan

Su’aasha: Asc wll waxad ii fasirtaan riyadan waxan ku riyooday bisado aad ubadan icunayaaan hal qof Anan garanyn iga celinayo waxa Meesha taagna wiil xidhiidh naga dhaxayn jiray IYO hooyadi oo iyadana Meesha fadhida waxana lahaa bisadahad igu sixirtay. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay jiraan dad cadow kugu ah oo raba inay dhib kuu gaystaan […]
Riyada bisado hilib loo qaybinayo

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak Waxaan ku riyooday anoo bisado badan hilib siinaya kabacdina nin ugu dhiibay £50 ouro si loogu soo iibiyo hilib maalinwalba. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof dadka u naxariista oo hanti badan yeelan doono oo masaakiinta wax u qaban doono, waa riyo […]
Riyada bisad yar oo boodboodaysa

Su’aasha: asc bahda daruur wa idin salaamey waxaan kuriyoodey ano bisad yar dhulka dhigey kadib aan dhinac ujeestey dhinacii ayey igu daba timid dhinacaan ujeestaba wey bood boodeysa oo horteda imaane wana kacabsaneya iney igu soo boodo bisaduna waa bisad yar ilmo yar ah ayado oo aan waxba iyeelinban sookacey. Jawaabta: Inshaa Allaah riyada waa […]
