Raabidada Caalamka islaamka ayaa guri ugu iibisay dalka New Zealand haweeneydii ku weysay ninkeeda iyo wiilkeeda weerarka foosha xumaa .
waxay tageen iyada iyo familkeeda goor dhow dalka New Zealand.

Salwa Mustafa
Salwa Mustafa

Waaxaa lagu magacaabaa Salwa Mustafa, waxayna ku tageen dalkaas qoxootinimo, waxay kasoo carareen dagaalka dalka Suuriya.

Leave a Reply