Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Cuncunka xubinta taranka dumarka iyo qoyaanka cad

Cuncunka xubinta taranka dumarka iyo qoyaanka cad Su’aasha: Asc waqti badan cuncun daran ayan ka dareemayaa alaabta hoose gaar ahaan labada faruuryo ee xubinta mararka qaar waxaa la socoda dhacaan cad ah oo adkaado sida caanaga garoorka camal taas maxaa sababo maxaa la dhihi karaa daawadooda Jawaabta: Waxay u badan tahay in infekshan jiro gaar […]

Categories
Riyooyinka Dreams Talooyinka Consultation

Gabar arkayso iyadoo la kufsanayo oo farjiga qoyaan ka keenayso

Gabar arkayso iyadoo la kufsanayo oo farjiga qoyaan ka keenayso Su’aasha: Asc waxan rabaa talo waxaa jira arrin yaab leh markaan hurdo waxaan arkaa nin i kufsanayo taas way igu soo noqnoqotaa waxaan soo badaa anoo wadnaha iga garaacmayo farjiga oo qoyaan badan iga socdo sida anoo nin run ah ii tagay oo kale waa […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Anoo shuunka iska xiirayo ayaan dhaawac is gaarsiiyay maxaa talo ah

Anoo shuunka iska xiirayo ayaan dhaawac is gaarsiiyay maxaa talo ah Su’aasha: SC anoo iska xiiraya timaha hoose shuunka sakiin ayan ku xiirayay wax yar ayay ssakiinta iga jeexda meesha kintirka laga jaray dhiig badan ayaa iga asoo baxay meesha bukaan ayay noqotay bil ayaa laga joogaa iyadoo mesha raysatay ayay hadana jeexa ka muuqdo […]

Categories
Talooyinka Consultation

Waxa keeno gabadha laga dhex hadlayo iyo xanaaqa badan

Waxa keeno gabadha laga dhex hadlayo iyo xanaaqa badan Su’aasha: Asc wlalayaal ad ban idin salamayaa. Waxan rabaa labo suaal in LA iga jawaabo Mida kowaad .maxaa sababa gadhaha laga dheh hadlaay Mida labaad Maxaa keena culayska saaidka ah la dareemo marka wax ban rabtid sida wax aqriska kalsoni la.aanta dabeecad xumo iyo mararka qaar […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabadha galmo xaaraan ah la samaysay rag badan miyay uraysaa

Gabadha galmo xaaraan ah la samaysay rag badan miyay uraysaa Su’aasha: A S C, gabadha galmo xaaraan ah la samaysay rag badan siil keegu miyu yeesha ur qadh’muun yacni biyaha raga badan ee siil keega ku dhacaya ur qadh’muun miyu yeelanaya? Waxan ka hadlaya gabadha nadaafada ku dadaasha e rag badan galmo la samaysa siil […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Shakiga badan iyo waswaaska iyo cabsida sababta aan lahayn

Shakiga badan iyo waswaaska iyo cabsida sababta aan lahayn Su’aasha: waxaan dareemayaa markaan kali noqdo walwal iyo cabsi aan sabab lahayn mararka qaar shaki badan ayaa la socdo maxaa sabab u ah maxaase lagu daweyn karaa Jawaabta: Shakiga iyo cabsida waxaa keenayo sababo badan waxaa ka mid ah arrimo adiga aad samaysay ama aad ka […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabdhuhu markay hal mar galmo xaaraan ah sameyan maxay ugu dhiiranaadan

Gabdhuhu markay hal mar galmo xaaraan ah sameyan maxay ugu dhiiranaadan Su’aasha: Maxay tahay sababta ka dambaysa gabdhaha badankood hal mar markay galmo xaaraan ah sameeyan inay marar kale o farabadan sameeyan ugu dhiiranaadan Jawaabta: Qofka marka uu hal mar dambi ku dhaco inta badan wuu sii wadayaa Maxaayeelay shaydaanka ayaa usii qurxinaya dambiga. Sidoo […]