Gabar ku riyootay bisado badan oo iyada ay cunayaan

Gabar ku riyootay bisado badan oo iyada ay cunayaan

Su’aasha: Asc wll waxad ii fasirtaan riyadan waxan ku riyooday bisado aad ubadan icunayaaan hal qof Anan garanyn iga celinayo waxa Meesha taagna wiil xidhiidh naga dhaxayn jiray IYO hooyadi oo iyadana Meesha fadhida waxana lahaa bisadahad igu sixirtay. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay jiraan dad cadow kugu ah oo raba inay dhib kuu gaystaan […]

Riyada bisado yaryar maxay noqon kartaa

Riyada bisado yaryar maxay noqon kartaa

Su’aasha: waxaa kale oon ku riyoday anigoo kugi ka galaayo dusha kore ama kor kaso GALAYO Mel uu ka baqsanaa oo kale meshisa waxan ku arkay bisado yar yar waxan kale ion ku arkay nin aanan garanayn meshii ayaana ku wada weeso qaadanay. Jawaabta: Riyada bisadaha yaryar aad bay u fiican tahay waxay tilmaamysaa liibaan […]

Riyada bisado gurigeyga ku dhalay

Riyada bisado gurigeyga ku dhalay

Su’aasha: Asc waan idiin salaamay bahda Daruur.com, waxaan habeen ka hor ku riyooday iyadoo aqalkii aan seexanaayey ay bisado badan oo gurigeyga ku dhaldhalay anigana aan ku wareersanahay sidaan ka yeeli lahaa. Jawaabta: Dhalamada bisadaha guriga lagu dhalayo waxay tilmaamaan isbadaddlo waaweyn noloshaada la soo gudboonaanaya, inta badan isbaddaladaas wxay noqonayaan kuwa mustaqbalka wanaag aad […]

Fasirka riyada yaayuurta ama mukulaasha

Fasirka riyada yaayuurta ama mukulaasha

Riyada bisadda ama yaayuurta waxay yeelan kartaa tafsiir kala duwan waxay yeelan kartaa tafsiir fiican ama tafsiir xun. bisadda inta badan awaxy tilmaamaysaa khiyaano iyo dhagar ama gogoldhaaf iyo sino, sidoo kale yaayuurta waxaa lagu fasiraa naag dhilo ah waxaa fiican bisada cad ama kuwa yaryar waxay tilmaamayaan farxad iyo wanaag qofka usoo socda. sidoo […]

Fasirka riyada bisadda oo faahfaahsan

Fasirka riyada bisadda oo faahfaahsan

Fasirka riyada bisadda oo faahfaahsan Riyada bisaadda ama mukulaasha waxay yeelan kartaa tafsiiro kala duwan, taas waxay u noqonaysa qofka arkayo xaalkiisa, hadduu yahay lab ama dheddig qof xaas leh ama qof doob ah. laakin guud ahaan fasirka riyada bisadda qaabab badan ayay yeelanaysaa. Bisadda waxay noqon kartaa qof guriga ka adeego oo aan aamin […]