Sawirada Jacinda Ardern oo lagu dhejiyay jidadka Australia

Sawirada Jacinda Ardern oo lagu dhejiyay jidadka Australia Dalka Austaralia oo sawirada Rw New Zealnad Jacinda Ardern lagu dhejiyay iyadoo qoorta galinayso qof Muslin ah. taasna waxaa loo sameeyay Munaasabadda bisha Ramadan. dadka degan dalkaas ee Muslinka ah ayaa loogu tahniyadaynayaa. sawirada oo meelo badan lagu dhejiyay bisha Ramadaan awgeed. waxaana lagu qoray Salaam oo […]
Nin diinta Islaamka ugu yeeray RW New Zealand Jacinda Ardern

Ninkan wuxuu ka fiican yahay kumanaan wadaad oo isku sheegaa inay diinta islaamka faafiyaan, oo islaamka dad badan nacsiiyay, kuwaas waa kuwa diinta ku qaraabto, masaajidda ka dhigay goob qabyaalad, habeen iyo maalin ayay tuugsi lasoo taagan yihiin, meeshay ka shaqaysan layaayeen waxay moodeen shaqada inay tahay diinta in lagu qaraabto. ninkan si fiican ayuu […]
Jacinda Ardern RW New Zealand oo dil loogu gooddiyay

Dad aan la ogeyn ayaa waxay usoo direen Jacinda Ardern RW New Zealand gooddi, waxayna usoo mariyeen baraha bulshada, waxaa sidaas sheegay wargeyska The New Zealand Herald. booliska New Zealand ayaa hadda baaris ku bilaabay arrintaas. qofkaas wuxuu usoo diray hadalkan: Adiga ayaa xiga weerarkaas. isagoo ula jeeda RW Jacinda Ardern. Kuwa islaamka neceb ayaa […]
Jacinda Ardern RW New Zealand oo Xadiis daliilsatay

Jacinda Ardern RW New Zealand oo Xadiis daliilsatay RW New Zealand oo si fiican uga qaadatay kaalin wanaagsan dhacdada ku qabsatay New Zealand muslimiinta jimcaha lasoo dhaafay. Khudbadda iyo aadaanka ayaa laga faafiyay talafiishanka iyo idaacadda. sidoo kale waxay samaysay waxyaalo badan oo muslimiinta dalkaas farxad galiyay, Jacinda Ardern oo xijaab saaratay madaxa, waxyaalahan oo […]
War degdeg: New Zealand aadaanka Talefiishanka laga deyn doono

Weerarka ka dhacay dalka New Zealand oo arrimo badan keenay, waxaa ka mid arrimaha muhimka ah, RW New Zealand Jacinda Ardern waxay go’aamisay in laga baahiyo aadaanka talafiishanka dowladda iyo idaacadda. dad badan ayaa garab istaagay muslimiinta ku nool dalkaas, masaajidka weerarka ka dhacay aad ayaa loosoo booqday, dad ayaa diinta soo galay baarlamaanka New […]
