Yaa ugu fursad badan inuu madaxweyne noqdo musharraxiinta

Doorashooyinka hadda la filayo inay dhacaan 15- bishan aan ku jirno, waxaa guulaysanaya qofkii lacag badan laga bixiyo, waxayna ku xiran tahay dowladda wadato qofkaas musharraxa ah, illeen mid kaste dowlad buu shaqaale u yahayee. Xildhibaan kaste wuxuu baarlamaanka usoo galay inuu lacag helo, qaab kaste uu ku helayo diyaar buu u yahay inuu ku […]
Xildhibaanka la dilay Saqar Ibraahim daawo dardaarankiisa

Waxaa ku jiray dadka lagu dilay weerarka magaalada Muqdisho Wasiir ku xigeenkii Wasaarada Shaqada iyo shaqaalaha Saqar Ibraahim , sidoo kale wuxuu ahaa Xildhibaan, Ilaahay ha u naxariisto. Saqar wuxuu wax ka bartay dalka Masar, wuxuu ku biiray siyaayadda soomaaliya. waxaa la sheegay inuu khudbad kajeediyay baarlamaanka 19ka bishan daawo qayb ka mid ahkhudbaddaas.
Xildhibaanada dibadda ka yimid tusaale ahaan Muna Kay

Xildhibaanada baarlamaanka soomaaliyeed waxay isugu jiraan labo qayb. qayb gudaha degan oo aan baasaboor kale haysanin iyo qayb dibadda ka timid oo baasaboor ajnabi wadata. Waxaa ka mid ah qaybtan Muna Kay oo ah gabar somaaliyeed maraykanka deganayd oo soo gashay baarlamaanka. Muna kay waxay ka mid ahayd dadka taageersan dowladda RW Xasan Cali Kahyre. […]
Muna Kay iyo dadka sidey u arkeen waxa ku dhacay

Muna Kay iyo dadka sidey u arkeen waxa ku dhacay Muna Kay oo ka mid ah xildhibaanada ka yimid qurbaha ayaa maalmahan aad u qabsatay baraha bulshada, marka ay ku dhacday arrinta ku dhcday, dad badan ayaa la saftay oo u arkay waxa lagu sameeyay inuu yahay wax ka fog cadaaladda laga rabay dowladda, dadka […]
Amin arts iyo Gaas oo kitaabka xildhibaan ku dhaarinaya

Amin arts iyo Gaas oo kitaabka xildhibaan ku dhaarinaya Farashaxalaha caanka ah amin arts oo wali ku dheggan Abdiwali Gaas, gaas oo ah qof inta badan mucaarad ku ah Dowladda federaalka, amin arts waa la garanayaa siyaasadda uu ku socdo, wixii dowladda kasoo horjeeda ayuu isna kasoo horjeedaa. sawirada uu soo sawiro ayaad ka garan […]
