Beebaris muxuu u dilay Sayfuddiin Qutus

Beebaris muxuu u dilay Sayfuddiin Qutus

Beebaris muxuu u dilay Sayfuddiin Qutus Su’aasha: Ruknudiin baibars maxay ahayd sababtii u dilay seifuddin quts Jawaabta: Guud ahaan dilkiisda waa laysku khilaafay laakin sida loo badan yahay waxaa dilay Beebaris waxayna isku khilaafeen culimada sababta uu u dilay, qaar waxay leeyihiin wuxuu u dilay aargudsi qaarna waxay leeyihiin wuxuu isu arkayay inuu isaga xaq […]

Turkey oo xaduuda Yurub u furtay qoxootiga

Turkey oo xaduuda Yurub u furtay qoxootiga

Turkey oo xaduuda Yurub u furtay qoxootiga Turkey allows refugees to cross into Europe. Dowladda Turkey oo u fasaxday dadka qaxootiga ku nool inay Yurub gali garaan iyagoon laga celinaynin. taasna waxaa keenya dagaalka ka bilowday magaalada Idlib ee dalka Suuriya. Turkey oo lagaga dilay ciidamo badan dagaalka ka socda Idlib ayaa kaga dhigtay arrinkaas […]

Raabidada islaamka ayaa guri u iibsay Salwa Mustafa

Salwa Mustafa

Raabidada Caalamka islaamka ayaa guri ugu iibisay dalka New Zealand haweeneydii ku weysay ninkeeda iyo wiilkeeda weerarka foosha xumaa . waxay tageen iyada iyo familkeeda goor dhow dalka New Zealand. Waaxaa lagu magacaabaa Salwa Mustafa, waxayna ku tageen dalkaas qoxootinimo, waxay kasoo carareen dagaalka dalka Suuriya.

Mustafa oo ka qaybgalay aaska Aabbihiisa iyo walaalkiisa

Mustafa oo ka qaybgalay aaska Aabbihiisa

Saciid Mustafa oo 13 jir wuxuu ku dhaawacmaday weerarka masjidka New Zealand wuu diiday inuu isbitaalka joogo wuxuu dalbaday in la geeyo najaasadda walaalkiisa iyo aabbihiisa siduu ugu qaybgali lahaa aaskooda, walaalkiisa Xamsa Saciid 15 jir iyo Abbhiisa 44 jir oo ku geeriyooday weerarka New Zealand.   Familkiisa waxay New Zealand joogeen hal sano kaliya […]