Categories
Bulsho Society

Jacaylka xaaska iyo raaxada sariirta xiriirka ka dhexeeya

Jacaylka xaaska iyo raaxada sariirta xiriirka ka dhexeeya Sirta jacaylka xaaskaaga halkaan ka ogow arrimo muhim ah. Inta badan xaaska rag badan ma fahmaan waxyaalaha lagu kasban karo jacaylka dhabta. waxaad arkaysaa nin xaas kale raadinaya ason wali qancinin xaaskiisa hore, waxaad ogaataa sariirta inay muhim tahay in laysku fahmo. waxyaalaha lagaa rabo inaad sameyso […]

Categories
Software

Mobile hadda kaddib lagaama xadi karo soo degso App-kan

Pocket Sense waa barnaamij taleefanka ka ilaalinaya in lagaa xado Barnaamijkan waxaa loogu talaggalay taleefanada ku shaqeeya nidaamka Android waxaa lagu magacaabaa Pocket Sense. Taleefankaaga hadduu qof kale qabto wuxuu yeerinayaa gambaleel xoog badan oo qaylo gaar ah leh ama dhawaaq culus saad adiga ka dhigto, xitaa taleefankaaga haddii lagaa jeeb siibo wuu dhawaaqayaa ama […]

Categories
News

Jacinda Ardern RW New Zealand oo dil loogu gooddiyay

Dad aan la ogeyn ayaa waxay usoo direen Jacinda Ardern RW New Zealand gooddi, waxayna usoo mariyeen baraha bulshada, waxaa sidaas sheegay wargeyska The New Zealand Herald. booliska New Zealand ayaa hadda baaris ku bilaabay arrintaas. qofkaas wuxuu usoo diray hadalkan: Adiga ayaa xiga weerarkaas. isagoo ula jeeda RW Jacinda Ardern. Kuwa islaamka neceb ayaa […]

Categories
News

Jacinda Ardern RW New Zealand oo Xadiis daliilsatay

Jacinda Ardern RW New Zealand oo Xadiis daliilsatay RW New Zealand oo si fiican uga qaadatay kaalin wanaagsan dhacdada ku qabsatay New Zealand muslimiinta jimcaha lasoo dhaafay. Khudbadda iyo aadaanka ayaa laga faafiyay talafiishanka iyo idaacadda. sidoo kale waxay samaysay waxyaalo badan oo muslimiinta dalkaas farxad galiyay, Jacinda Ardern oo xijaab saaratay madaxa, waxyaalahan oo […]

Categories
News

Linda Armstrong oo ku jirtay dadka lagu dilay masjidka New Zealand

Linda Armstrong waa haweeney u dhalatay dalka New Zealand, waxay soo islaantay iyadoo 60  jir ah. waxay ku jirtay dadkii ku shahiiday masjidka gaalkii argagixisaha weynaa uusoo weeraray. waxay ahayd  qof naxariis badan oo aad ugu kaalmaysa dadka qoxootiga. Linda Armstrong waxay ahayd qof geesi ah oo aan baqin. Islaamka marka ay ku qanacday hor […]

Categories
News

War degdeg: New Zealand aadaanka Talefiishanka laga deyn doono

Weerarka ka dhacay dalka New Zealand oo arrimo badan keenay, waxaa ka mid arrimaha muhimka ah, RW New Zealand Jacinda Ardern waxay go’aamisay in laga baahiyo aadaanka talafiishanka dowladda iyo idaacadda. dad badan ayaa garab istaagay muslimiinta ku nool dalkaas, masaajidka weerarka ka dhacay aad ayaa loosoo booqday, dad ayaa diinta soo galay baarlamaanka New […]

Categories
News

Mustafa oo ka qaybgalay aaska Aabbihiisa iyo walaalkiisa

Saciid Mustafa oo 13 jir wuxuu ku dhaawacmaday weerarka masjidka New Zealand wuu diiday inuu isbitaalka joogo wuxuu dalbaday in la geeyo najaasadda walaalkiisa iyo aabbihiisa siduu ugu qaybgali lahaa aaskooda, walaalkiisa Xamsa Saciid 15 jir iyo Abbhiisa 44 jir oo ku geeriyooday weerarka New Zealand.   Familkiisa waxay New Zealand joogeen hal sano kaliya […]