Ninkan wuxuu ka fiican yahay kumanaan wadaad oo isku sheegaa inay diinta islaamka faafiyaan, oo islaamka dad badan nacsiiyay, kuwaas waa kuwa diinta ku qaraabto, masaajidda ka dhigay goob qabyaalad, habeen iyo maalin ayay tuugsi lasoo taagan yihiin, meeshay ka shaqaysan layaayeen waxay moodeen shaqada inay tahay diinta in lagu qaraabto.

ninkan si fiican ayuu u gudbiyay dacwada islaamka wuxuu diinta u bandhigay RW dalka New Zealand Jacinda Ardern daawo muuqaalka cajiibka ah.
This man is better than thousands of clerics who claim to spread Islam, and have made many people hate Islam. These are the ones who are religiously biased, who have turned mosques into tribal places, who are begging day and night, and who think that their work is to be religiously biased.
This man presented the case of Islam well and presented the religion to the Prime Minister of New Zealand, Jacinda Ardern, watch the amazing video.
