Wacyigelinta corona virus iyo Soomaalida

Sida ay shacabka soomaliyeed u qaadanayaan wacyigelinta cudurka corona virus. maamulka gobolka banaadir iyo wasaaradda oqaafta iyo wasaaradda warfaafinta ayaa isku kaashaday in layska wacygeliyo cudurka corona virus oo aad ugu faafaya dunida. shacabka soomaaliyeed oo ka mid ah shucuubta dagaalada kusoo jiray waayadii dambe ayaa u baahan wacyigelin iyo gargaar. sawirada waa gobolka banaadir.
Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho

Sawirada 26-kii Juunyo magaalada Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadda kaga qeyb galaya Guriga Dowldda Hoose ee Xamar munaasabad lagu maamuusayo sannad guurada 59-aad ee ka soo wareegtay xornimadii Gobollada Waqooyi ee dalka. Munaasabaddan ayaa furitaan u ah Toddobaadka Xurriyadda Dalkeenna iyada oo maalmaha 26ka Juun ilaa 1-da Luulyo ay […]
Nin reer Xamar cashar kulul siiyay beelaha soomaaliyeed

Nin reer Xamar cashar kulul siiyay beelaha soomaaliyeed Nin reer Xamar oo cashar fiican siiyay beelaha soomaaliyeed oo isku haysta Magaalada Muqdisho wuxuu sheegay in dadka ay dhul ka maqan yihiin laakin reer xamar in dad laga qaatay. wuxuu ka wadaa gabdhaha reer xamar oo xoog lagu guursaday. waagii dagaalada sokeeye ay darnaayeen ayaa dad […]
Khayre oo si kulul loogu soo dhoweeyay xarunta Turkey ee Xamar

Khayre oo si kulul loogu soo dhoweeyay xarunta Turkey ee Xamar RW Soomaaliya Xasn Cali Khayre oo tagay xereda ciidanka lagu tababbaro goobta Turkey ay xarunta u tahay ee Soomaaliya. sawirada laga soo qaaday qaabka loo soo dhoweeyay halkan ka arag: Xiriirka soomaali iyo Turkey aad buu u fiican yahay. dawldao badan carab ah ayaa […]
Qaraxyada Muqdisho maxaa soo badiyay?

Qaraxyada Muqdisho maxaa soo badiyay? Dalkan Soomaali lagu magacaabo marka aad si fiican u fiiriso dadkiisa waa dad lala yaabo. Ma fahmaysid waxa ay rafaadka u jecel yihiin. Ma jiro ama waa yar yahay qof Soomaali ah oo oggol inuu daacad noqdo. Qaraxyada Xamar kusoo batay waa qaraxyao qorsheysan oo loogu talaggalay soomaali in lagusii […]
Xildhibaanka la dilay Saqar Ibraahim daawo dardaarankiisa

Waxaa ku jiray dadka lagu dilay weerarka magaalada Muqdisho Wasiir ku xigeenkii Wasaarada Shaqada iyo shaqaalaha Saqar Ibraahim , sidoo kale wuxuu ahaa Xildhibaan, Ilaahay ha u naxariisto. Saqar wuxuu wax ka bartay dalka Masar, wuxuu ku biiray siyaayadda soomaaliya. waxaa la sheegay inuu khudbad kajeediyay baarlamaanka 19ka bishan daawo qayb ka mid ahkhudbaddaas.
Ciidanka sababta ay waddooyinka Xamar u xireen

Ciidanka sababta ay waddooyinka Xamar u xireen Warar ayaa waxay sheegayaan ciidanka militariga inay xireen waddooyinka magaalada Muqdisho. waxaa la sheegay dhowr bilodd inaysan qaadanin wax mushaar ah. sawirada ay dad badan goobjoog ah ay soo bandhigeen waa kuwan Tallaabadan ciidanka ay qaadeen waa halis oo ka imaan karta dhibaato weyn
