Riyada bisadda oo igu soo boodayso

Riyada bisadda oo igu soo boodayso Riyada: Salam aleikoum sheikh Waxan ku riyoday bisad ama mukulaal sad u taqano oo aad u xanaqsan intey igu so bodey cidiyahega fariga iga dhawacday dhiig iga socda wan iska fujin kari wayey wan damqanaya riyada dhexdeda Talabad dhawr sano ley qaba caruur ma lihi Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa […]
Riyada bulaca iyo yaanyuurta

Riyada bulaca iyo yaanyuurta Riyada: Waxan ku riyodey anigo meshan cundada ku karsanayo akdis yanyur baqdise ika cuneyso baradho cerin an wali fiqin kadib asked kaso bixinayo wlai mindi uka so bixiye meysan laqin balse afkey kishanayse marka so bixiye wey is baqdisise wax dhintay cml asa albabka ka bixiye albabki an xirde wada hos […]
Riyada qof xanunsan iyo guriga bisado badan yar yar jogaan

Riyada qof xanunsan iyo guriga bisado badan yar yar jogaan Riyada: ASC walalayal riyadan i fasira Allaha idin ka rali noqdee. Waxan arkay anigoo u tagay rer an qarabo nahay gabadha guriga waxay i shegtay in aabo heeda xanunsan yahay. Waxan ku dhahay aan Quraan saaree qol kiisa i geey. Anigoo yaqiinsan inuu quraan keyga […]
Riyada dilka bisada tinta laga xiiray

Riyada dilka bisada tinta laga xiiray Riyada: Sheikh waxan ahay gabar waxan ku riyoode anigoo bisad tinta laga xiiray ifiirineso kadib dilaayo wee iga fakanee hadane waan qabanaya anigoo haayo ayee cudur igu ridee bananka ayaan usaaray weey oroday anigoo madagi rabo ayeey hooyo caano isiisay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa naag xun oo aan kaa […]
Riyada yaanyuurta madooban

Riyada yaanyuurta madooban Riyada Hoyadey wxy ku riyoote yanyur kursi ag taagan .aad bay u madobeet indhoo cabsi leh ayay laheed mrkaaas bay isku day de in ay nyanyurti buriso gcnt mrka soo tagte nyanyurti aya gcnt hooyo afka gashate lkm may qanin. Hooyo way qalise ila la maqlo si caadi ah.kadib soo kacde habeen […]
Gabar ku riyootay bisado badan oo iyada ay cunayaan

Su’aasha: Asc wll waxad ii fasirtaan riyadan waxan ku riyooday bisado aad ubadan icunayaaan hal qof Anan garanyn iga celinayo waxa Meesha taagna wiil xidhiidh naga dhaxayn jiray IYO hooyadi oo iyadana Meesha fadhida waxana lahaa bisadahad igu sixirtay. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay jiraan dad cadow kugu ah oo raba inay dhib kuu gaystaan […]
Fasirka riyada yaayuurta ama mukulaasha

Riyada bisadda ama yaayuurta waxay yeelan kartaa tafsiir kala duwan waxay yeelan kartaa tafsiir fiican ama tafsiir xun. bisadda inta badan awaxy tilmaamaysaa khiyaano iyo dhagar ama gogoldhaaf iyo sino, sidoo kale yaayuurta waxaa lagu fasiraa naag dhilo ah waxaa fiican bisada cad ama kuwa yaryar waxay tilmaamayaan farxad iyo wanaag qofka usoo socda. sidoo […]
