Categories
Sheeko Story

Qisadii ninka xaaskiisa garaacayay

Qisadii ninka xaaskiisa garaacayay Qiso yaab badan, waa qisadii ninka naagtiisa garaacayay. waxaa la sheegay nin ayaa xaaskiisa ku garaacayay ul. waxaa soo maray asoo naagta garaacaya nin oday waayaarag ah. wuxuu ku yiri usha xoolaha ayaa lagu garaacaa ee naagaha naag kale baa lagu garaacaa (wuxuu ka wadaa haddii naagtaada ay ku dhibto haweeney […]

Categories
Sheeko Story

Qiso qofka xun sida loola dhaqmo ku tuseyso

Qiso yaab badan oo gaaban cibro xambaarsan, maroodi ayaa duurka kasoo cararay. waa la weyddiiyay waxaa lagu yiri maxaad uga soo carartay duurka? wuxuu yiri: maxaayeelay libaaxa ayaa go’aansaday inuu dilo geri kaste oo duurka ku nool. waxaa lagu yiri: adiga maroodi ayaad tahay geri ma tihid  ee maxaa kugu dhacay? wuxuu yiri: waan ogahay […]

Categories
News

Afurka Sudeys oo baraha bulshda qabsaday

Afurka Sudeys oo baraha bulshda qabsaday Afurka Sheekh Sudeys oo aad ugu faafay baraha bulshada. dadka markay arkeen cuntada badan oo miiska ugu safan sheekh Sudeys. waxay soo qoreen kuma : habboon qof wadaad ah inuu sidan sameeyo. siiba asoo ah imaamka xaramka waa arrin zuhdiga khilaafsan.’ dadka qaarkii waxay soo qoreen Sudeys dadka saboolka […]

Categories
Siyaasa - politics

Jawaari iyo Madoobe Aminarts eeg siduu yeelay

Jawaari iyo Madoobe Aminarts eeg siduu yeelay Axmed Madoobe iyo Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo sawirka kulul ee aminarts. Sida la og yahay amin arts wuxuu ka mid yahay dadka ku shuqlan siyaasadda dalka soomaaliya. Amin arts wuxuu ku nool yahay qurbaha gaar ahaan dalka Canada. hasee ahaatee wuxuu aad u taageersan yahay dowladda. sawirkan […]

Categories
Bulsho Society Fatwada

Tuugsiga iyo shaxaadka diinta maxay ka qabtaa

Tuugsiga iyo shaxaadka diinta maxay ka qabtaa Tuugsiga waa dhaqan aad u liito, diinta islaamka aad bay u reebtay. Qofka muslinka waxaa la amray inuu shaqeysto oo ka fogaado tuugsiga iyo shaxaadka. Qofka marka uu u barto dawarsiga lacag kaste uu helo kuma qancayo. wuxuu rabaa keliya inuu gacanta u hoorsado dadka. waa cudur xun, […]

Categories
Caafimaadka Health

Qaraha jirka muxuu u taraa xagga caafimaadka

Qaraha jirka muxuu u taraa xagga caafimaadka Qaraha wax badan ayuu jirka u taraa waxaa ka mid ah Qaraha jirka muxuu u taraa xagga caafimaadka 1- Kelliyaha ayuu ka ilaaliyaa dhagxaanta yaryar ka samaysma sidoo kale kaadida ayuu socodsiiyaa. 2- wuxuu ka hortagaa cudurka Kansarka iyo jirrooyinka wadnaha waayo waxaa ku jirto maaddo lagu magacaabo […]

Categories
Caafimaadka Health

Daawo dabiici ah u roon ilkaha iyo gowsaha

Daawo dabiici ah u roon ilkaha iyo gowsaha Daawada waa daawo dabiici ah waxay ka saartaa bulumbuliga  Ilkaha iyo gowsaha. sida looga bixiyo bulumbuliga ku dhaca waxaad keenaysaa seddex waxyaalood Dhegayare waadna shiidaysaa saliiddiisa ayaad ku baddalan kartaa kaddib waxaad keenaysaa cusbo kaddib waxaad keenaysaa saliid macsaro dhammaan ayaad isku qasaysaa. tusaale hal qaaddo dhegayare […]