Skip to content
Qiso yaab badan oo gaaban cibro xambaarsan,
maroodi ayaa duurka kasoo cararay.
waa la weyddiiyay waxaa lagu yiri maxaad uga soo carartay duurka?
wuxuu yiri: maxaayeelay libaaxa ayaa go’aansaday inuu dilo geri kaste oo duurka ku nool.
Qiso qofka xun sida loola dhaqmo ku tuseyso
waxaa lagu yiri: adiga maroodi ayaad tahay geri ma tihidĀ ee maxaa kugu dhacay?
wuxuu yiri: waan ogahay laakin libaaxa wuxuu arrintan mas’uul uga dhigay dameer.
murtida sheekada waxay tahay
Haddii dameero meel mas’uul looga dhigo meesha isaga carar nolol ma jiree