Afur wanaagsan oo caafimaadka u roon

Afur wanaagsan oo caafimaadka u roon Sida la og yahay soonka waa fursad qaali ah xagga cibaadada, taas waxaa kuu sii dheer inuu yahay furad qaali xagga caafimaadka. Laakin sidee baa qofka uu uga faa’ideysan karaa soonka xagga caafimaadka? Afurka waa inuu ku dadaallaa, ku dadaalka afurka lagama wado in layska badiyo afurka, ee waxaa […]
Saxuurta iyo Afurka yaa muhimsan xagga caafimaadka

Saxuurta iyo Afurka yaa muhimsan xagga caafimaadka Saxuurta iyo Afurka yaa muhimsan xagga caafimaadka Dhakhaatiirta waxay sheegaan saxuurta inay ka muhimsan tahay afurka maxaayeelay jirka ayay siinaysaa awood uu ku shaqeeyo gaajada iyo harraadka saamyn weyn kuma yeelnayaan. sida la ogyahay xadiis Bukhaari iyo Muslim ay wariyeen ayaa kusoo arooray saxuurta Rasuulka SCW wuxuu yiri: […]
Ahmed Madoobe oo afur u sameeyay dhalinyarada Kismaayo

Ahmed Madoobe oo afur u sameeyay dhalinyarada Kismaayo Madaxweynaha dowlad goboleed ee Kismaayo Axmed Islaam ayaa waqti la qaatay dhalinyarada ku nool maamulka jubbaland . Ahmed madoobe ayaa wuxuu u sameeyay dhalinyarada afur oo baaxad weyn sawirada ayaad ka fahmi kartaa inay farxad ka muuqato dadka meesha kasoo qaybgalay. Kismaayo oo ka mid ah meelaha […]
Afurka Sudeys oo baraha bulshda qabsaday

Afurka Sudeys oo baraha bulshda qabsaday Afurka Sheekh Sudeys oo aad ugu faafay baraha bulshada. dadka markay arkeen cuntada badan oo miiska ugu safan sheekh Sudeys. waxay soo qoreen kuma : habboon qof wadaad ah inuu sidan sameeyo. siiba asoo ah imaamka xaramka waa arrin zuhdiga khilaafsan.’ dadka qaarkii waxay soo qoreen Sudeys dadka saboolka […]
Afurka Caafimaadka leh bisha Ramadaan waa kee

Afurka Caafimaadka leh bisha Ramadaan waa kee Afurka caafimaadka leh waa muhim qofka sooman inuu cuno. laakin waa kee afurkaas waa su’aal mhim ah. Marka hore waxaad ogaataa soonka ma aha bisha cuntada si dad badan ay u haystaan. maanta dunida muslinka dad badan ayaa u fahansan soonka inuu yahay bisha raashinka. waxaad arkaysaa dad […]
