25 Sano ayuu bambo dubbe moodayay qiso yaab leh

25 Sano ayuu bambo dubbe moodayay qiso yaab leh

Odey China u dhashay ayaa la sheegay inuu dubbahan sawirka kaaga muuqa adeegsanayay muddo 25 sano ah siduu ugu jajabiyo miraha looska loo yaqaano kaddib wuxuu ogaaday inuusan ahayn dubbe ama burris ee inuu yahay  bambo oo qadiin ah aan qarxin. 25 sano ayuu albaabka geerida garaacayay mana uusan ku dhimanin bambadan. taas waxaa laga […]

Qisadii boqorka iyo afarta xaas

Qisadii boqorka iyo afarta xaas

Boqor ayaa qabay afar xaas wuxuu aad u jeclaa xaaska afaraad, wax kaste ayuu u sameyn jiray, midda sedexaadna wuu jeclaa, laakin wuxuu dareemi jiray inaysan la joogi doonin, midda labaadna waa tan uu la tashan jiray marka dhibaato ay lasoo gudboonaato, midda koowaadna maba qiimeyn jirin xaqeedana ma gudan jirin iyadaana isaga aad u […]

Donald Trump oo Mike Tyson shaqaale u ahaa

Donald Trump Oo Mike Tyson Shaqaale U Ahaa

Soddon sano kahor Mike Tyson feeryaqaanka caanka ahaa wuxu ka dhigtay madaxweynaha maraykanka hadda Donald Trump lataliyaha xagga dhaqaalaha ee gaarka u ah, taas ma aha Trump inuu faqiir ahaa laakin waxaa cad in Tyson uu ahaa mid ka awood badan kana hanti badan illeen isaguu u shaqyn jirayee caasharka laga baranayo waa: 1- shaqaalahaaga […]

Qiso gaaban gabar WhatsApp guriga ka dumiyay

Qiso gaaban gabar WhatsApp guriga ka dumiyay

Qiso gaaban gabar WhatsApp guriga ka dumiyay Nin ayaa xaas lahaa aadna wuu u jeclaa xaaskiisa, ninkii wuu ka maqnaa gurigiisa, gobol kale ayuu shaqo u joogay, ninkii mar kaste ayuu xaaskiisa kula sheekaysan jiray Whatsapka, habeen asoo la sheekaysanayo ayuu ku yiri hurdo ayaa i hayso caawa waan daalanahay mar kale ha noo ahaato, […]

Qiso qofka xun sida loola dhaqmo ku tuseyso

Qiso yaab badan cibro leh

Qiso yaab badan oo gaaban cibro xambaarsan, maroodi ayaa duurka kasoo cararay. waa la weyddiiyay waxaa lagu yiri maxaad uga soo carartay duurka? wuxuu yiri: maxaayeelay libaaxa ayaa go’aansaday inuu dilo geri kaste oo duurka ku nool. waxaa lagu yiri: adiga maroodi ayaad tahay geri ma tihid  ee maxaa kugu dhacay? wuxuu yiri: waan ogahay […]

Ducada hooyada sidey dabka uga reebtay cunug naas nuug ah

Ducada hooyada sidey dabka uga reebtay cunug naas nuug ah

Qiso Hooyo ducadeeda kuu caddeynayo Daar weyn oo ka kooban ayaa waxaa kacay dab ballaaran. waxaa uu qabsaday dabka dabaqyada hoose. dadka deganaa dabaqyada sare waxaa laga dalbaday inay kor fuulaan sidii loo daadgureyn lahaa. waxaa ku jirtay dadka kor deganaa haweeney oo la joogto hooyadeeda oo waayeel ah, iyo cunug yar naas nuug ah. […]