Categories
Caafimaadka Health

Sabiibka jirka waxa uu u taro xagga caafimaadka

Sabiibka jirka waxa uu u taro xagga caafimaadka Sabiibka waa canab la qallajiyay midabada uu leeyahay waxay u noqonayaan midabka canabka uu leeyahay Sabiibka qiimo badan ayuu u leeyahay jirka waxaa ka mid ah. 1- wuxuu wataa bir wuxuu kaa ilaalinayaa dhiigyarida sidoo kale Ogsujiinka ayuu jirka u qaybiyaa. 2- lafaha ayuu ka ilaaliyaa burburka […]

Categories
News

Cristiano Ronaldo lacag afur ugu deeqay reer Falastiin

Warar saxaafadeed ayaa waxay sheegeen in Cristiano Ronaldo dos Santos xiddiiga kubbadda cagta oo hadda cayaara kooxda Juventus Football Club uu ku tabarucay lacag gaareysa 1.5 malyan yuuro sidii loogu afurin lahaa dadka danta yar ee shacbka Falastiin bisha Ramadaan. waliba waa Gaza oo ay saaran tahay cunaqabateen xagg dhulka iyo badda iyo cirka

Categories
News

الحديث الأول من الأربعين النووية مترجما بالصوت إلى لغة الهوسا

الحديث الأول من الأربعين النووية مترجما بالصوت إلى لغة الهوسا حديث إنما الأعمال بالنيات مترجما بالصوت إلى لغة الهوسا الحديث الأول من الأربعين  يتحدث عن النية ونصه كالآتي: الحديث الأول ” إنما الأعمال بالنيات “ عَنْ أَمِيرِ الْمُؤْمِنِينَ أَبِي حَفْصٍ عُمَرَ بْنِ الْخَطَّابِ – رضي الله عنه – قَالَ: سَمِعْت رَسُولَ اللَّهِ – صلى الله […]

Categories
Caafimaadka Health

Timirta Cajwada waxtarka caafimaad laga helo

Timirta Cajwada waxtarka caafimaad laga helo Timirta madiinada rasuulka SCW waxay leedahay faa’idooyin badan xadiis saxiix ah ayaa kusoo arooray Bukhaari iyo Muslim ay wariyeen Rasuulka Alle (naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee) wuxuu yiri: qofka ku afbilowda toddobo timir cajwa ah maalintaas ma dhibayo sun iyo sixirba   waxaa ka mid ah faa’idooyinka ay […]

Categories
Siyaasa - politics

Sawirka Aminarts iyo damaca Kenya ee badda Soomaali

Aminarts iyo Kenya mar kale, Kenya ayaa la sheegay inay rabto badda soomaaliyeed inay la wareegto. laakin Kenya arrintaas yaa ugu kaalmeynaya. sawirka aminarts ayaa jawaab ka bixinaya. amin arts oo sawiray Axmed Madoobe iyo jawaari oo fooraarsan. nin kenyan oo korka ka saaran oo laalaya badda soomaaliyeed. maskaxdoodana waxaa ku jirto doolar iyo kursi […]

Categories
Bulsho Society

Naagaha sheekooyinka jecel dhibkan ayay leeyihiin

Naagaha sheekooyinka jecel dhibkan ayay leeyihiin Naagaha sheekoyinka jecel labo nooc ayay noqdaan. nooca koowaad: waa dumarka sheekada jecel laakin oo ah kuwa caqli badan oo diin leh, mana la sheekystaan nin xaaraan ka ah marka la guursado kana fogaadaan raga ajnabiga ka ah inay la sheekaystaan. nooca labaad: waa gabdhaha sheekada jecel xitaa haddii […]

Categories
Bulsho Society

Muwaadinka eeyga ah maxaa lagu gartaa

Muwaadinka eeyga waxaa laga wadaa qofka sifooyinkan ku sifeysan oo iska dhigaya inuu yahay qof dadka iyo dalka jecel, laakin dhab ahaantii waa qof fiirsado maslaxaddiisa gaarka ah kaliya. muwaadinka eeyga la mid ah soomaali aad buu u joogaa waa dad badan iska dhiga inay yihiin wariyeyaal  ama dad aqoon leh habeen iyo maalin waxay […]