Daawo dabiici ah u roon ilkaha iyo gowsaha
Daawada waa daawo dabiici ah waxay ka saartaa bulumbuliga Ilkaha iyo gowsaha.
sida looga bixiyo bulumbuliga ku dhaca waxaad keenaysaa

seddex waxyaalood Dhegayare waadna shiidaysaa saliiddiisa ayaad ku baddalan kartaa kaddib waxaad keenaysaa cusbo kaddib waxaad keenaysaa saliid macsaro dhammaan ayaad isku qasaysaa.
tusaale hal qaaddo dhegayare iyo hal qaaddo cusbo iyo labo qaaddo saliid macsaro si fiican ayaad isugu walaaqaysaa markaas ayaad ilkaha ku dhaqaysaa intaad soo qaadato buraash ama cadey subaxdii hal mar habeenkiina intaadan seexan hal mar ayaad ku dhaqaysaa. daawadan ilka xanuunka way u roon tahay waayo dhegeyaraha ilaka xanuunaya ayuu reebaa.
Sida Karbunaatada Ilkaha Loogu Caddeeyo
Wax Qof Kaste Heli Karo Oo Ilkaha Caddeeya
The medicine is a natural medicine that removes tooth decay and gum disease.
How to get rid of tooth decay, you need to take three things: Grind ginger and replace it with its oil, then add salt, then add macaroon oil, mix everything together.
For example, mix one tablespoon of ginger, one tablespoon of salt, and two tablespoons of macaroon oil well, then brush your teeth with it while taking a brush or floss once in the morning and once at night before going to bed. This medicine is good for toothache because it stops toothache and toothache.
الدواء هو دواء طبيعي يزيل ما تراكم على الأسنان واللثة.تأتي بقرنفل ، تقوم بإحضار ثلاثة أشياء وهي قرنفل وطحنها بزيتها ويمكنك استعمال زيت القرنفل وملح زيت السمسم وخلطها جميعا.على سبيل المثال ، ملعقة صغيرة من القرنفل وملعقة صغيرة من الملح وملعقتين صغيرتين من الزيت ، تحركها جيدا معا ، ثم تغسل أسنانك بالفرشاة أو السواك مرة واحدة في الصباح وتغسل مرة واحدة في الليلة قبل الذهاب إلى السرير. هذا الدواء جيد لألم الأسنان لأنه يوقف الألم في الأسنان وهذا مجرب.
