Saliidda dhegeyaraha sida loogu daaweeyo biyabaxa degdega

Saliidda dhegeyaraha sida loogu daaweeyo biyabaxa degdega Saliidda Dhegeyaraha (Clove) qalin furka Biyabaxa degdega rag badan ayuu dhib ku hayaa, waxay dareemayaan inaysan awood u lahayn inay qanciyaan xaaskooda. ninka marka uu yahay qof isla markii biyaha soo tuuro asoon siinin xaaskiisa raaxada ay u baahnayd wuxuu dareemayaa inuu yahay qof kasoo bixi waayay waajibka […]
Dhegeyaraha Clove siduu ugu roon yahay raganimada

Dhegeyaraha Clove siduu ugu roon yahay raganimada Dhegeyaraha Clove geedka loo yaqaano ama qalifur wax weyn ayuu caafimaadka u qabtaa. Annaga waxaan u adeegsanaa shaaha marka la rabo in laga dhimo mid macamar ah. laakin wuxuu u taraa jirka oo dhan waxyaalo badan aan lasoo koobi […]
Daawo dabiici ah u roon ilkaha iyo gowsaha

Daawo dabiici ah u roon ilkaha iyo gowsaha Daawada waa daawo dabiici ah waxay ka saartaa bulumbuliga Ilkaha iyo gowsaha. sida looga bixiyo bulumbuliga ku dhaca waxaad keenaysaa seddex waxyaalood Dhegayare waadna shiidaysaa saliiddiisa ayaad ku baddalan kartaa kaddib waxaad keenaysaa cusbo kaddib waxaad keenaysaa saliid macsaro dhammaan ayaad isku qasaysaa. tusaale hal qaaddo dhegayare […]
Dhegeyaraha waxtarka uu leeyahay clove benefits

Dhegeyaraha waxtarka uu leeyahay clove benefits The benefits of cloves are many, and have multiple uses Faa’idooyinka dhegayaraha aad bay u badan yihiin siyaabo badanna waa loo adeegsadaa Dhakhaatiirta wax badan ayay ka ogaadeen geedka dhegeyaraha (qalinfurka) oo ah geed manta qof kasta uu si sahlan ku heli karo. Haddaba maxay yihiin faa’idooyinka uu u […]
