Waa sheeko qosol ah, nin u dhashay beesha Isaaq, reer waqooyi ahaa wuxuu guursaday gabar mudulood hiraab ah. waxay ka sii ahayd abgaal cismaan.
Gabadha waxay oran jirtay annaga culimada soomaali ayaannu nahay. Waayo beesha abgaal waa beel quraanka wada xafidsan.
Diintana aqoon sare u leh. Subac lagama badin karo.
Ninka reer waqooyiga ahaa isna wuxuu aaminsanaa reerkiisa inay kasoo jeedaan carabta qureysh. Reer koofur wuxuu u yaqaanaa qadaad weyn.
Labadooda habeen kaste ayay doodi jireen.
Lahajadda ayay ku kala duwanaayeen.

Taas ayaa inta badan dhalin jirtay inay dhaqsi wax isku fahmi waayaan.
Habeen iyagoo isla casheynayo, wuxuu ku yiri maanta waxaan arkay shuun. Waxay ku sigatay inay cuntada ku saxato, waxay tiri. Yaaah. Maxaad ka waddaa ? halkeed ku aragtay?
Wuu yaabay wuxuu yiri: maxaad u dhibsatay markaan shuun iri:
Waxay tiri: sideed ku aragtay shuun. Wuxuu yiri: waxaan ku arkay guriga abtigayga. Gabadhii afka ayay qabsatay waxay tiri: adiga miyaadan xishoonaynin.
Wuxuu yiri maxaad ka waddaa hadalkaas?
Shuun si fiican ayaan u aqaanaa. Oo ma dhib baa haddaan arko ?
Waxay tiri. waa tuma midda shuunkeeda aad aragtay? Sideedna ku aragtay?.
Wuxuu yiri: adugu miyaad waalan tahay. Shuun waa gabar aan horay u aqoon jiray oo aan dugsi isla dhigan jirnay !!
Markaas ayay fahantay shuun inuu ka wado magac gabar. Way qabowday.
Marka lahjadda ayaa kala duwan. Sidaas ayay isku fahmi waayeen.
Waxaa la sheegaa nin reer koonfur ayaa guursaday naag reer waqooyi ah, waxaa la sheegay iyagoo howsha qaranka ku jiro oo raaxada meel sare u marayso. waxay rabtay si fiican inuu ugu dhejiyo, waxay tiri ku xaji, ku xaji, markaas ayuu farxay. wuxuu yiri waxay I leedahay raaxo darteed ku xaji, wuxuu u fahmay inay u duceyneyso oo ay leedahay. Xajka ayaan kuugu duceeyay. ee xajka aad
Way isku rafaadi jireen, marka cuntada la cunayo, ereyada uu adeegsado oo dhan waa wada ereyo aan laga istcimaalin koonfurta.
Habeen musqusha ayuu u socday wuxuu ku yiri taawalka ii soo dhiib, ma aysan fahmin taawal waxa uu ka wado, waxay tiri kaali adiga shiinaha miyaad ka timid.
Taawalka wuxuu ka wadaa shukumaanka.
Reer waqooyi Taawal waxay ka keeneen af ingiriiska, reer koonfurna shukumaanka waxay ka keeneen af taliyaaniga.
Labada qolaba gumeysiga ayay wax kasoo qaateen.
Wuxuu leeyahay naayaa milixda miyaad ka yaraysay cuntada?
Iyada waxay leedahay milix maxaa la dhahaa?
Markuu tuso milixda waxay leedahay cusbo dheh.
Marka dadka reer waqooyiga iyo reer koonfurta wax badan ayay ku kala duwan yihiin caadi ahaan.
Waxaa ka mid ah ereyga dooro oo laysku haysto isna.
Sheeko wiil saaxiibkiisa 60 kun doolar ka xaday gabar ayaana ka dambeysay
There is a funny story about a man from the Isaaq clan—a northerner—who married a woman from the Mudulood Hiraab clan; specifically, she was of the Abgaal Osman lineage.
The woman used to say, “We are the scholars of Somalia,” because the Abgaal clan is known for having members who have memorized the entire Quran and possess deep knowledge of the faith—they are unmatched in their mastery of the scriptures.
The northerner, for his part, believed his own clan descended from the Quraysh Arabs of Arabia, while he viewed southerners as “Qadaad-weyn” (a colloquial, somewhat derogatory term for southerners).
The two of them would argue every night.
They differed in their dialects.
This often led to misunderstandings between them.
One night, while they were having dinner together, he said, “Today I saw *Shuun*.” She nearly soiled herself with the food she was eating and exclaimed, “What? What do you mean? Where did you see it?”
He was surprised and asked, “Why are you upset that I said *Shuun*?”
She asked, “How did you see *Shuun*?” He replied, “I saw it at my uncle’s house.” The woman covered her mouth in shock and said, “Don’t you have any shame?”
He asked, “What do you mean by that?”
“I know *Shuun* very well. Is it a problem if I see her?”
She demanded, “Who is the woman whose *Shuun* you saw? And how did you see it?”
He replied, “Are you crazy?” Shuun is a girl I used to know; we went to school together.
That was when Shuun realized he was referring to a girl’s name. She went cold [with awkwardness].
You see, the dialects differ. That is how they failed to understand each other.
It is said that a man from the south married a woman from the north. While they were engaged in the act—with the pleasure reaching its peak—she wanted him to press firmly against her. She said, “Ku xaji, ku xaji” [Press hard/fasten tight]. He was delighted; thinking she was saying “press hard” out of sheer pleasure, he misunderstood it as a prayer—interpreting it as “I pray you go to Hajj” [pilgrimage to Mecca].
They often struggled to communicate; for instance, when eating, he would use words that aren’t used in the south.
One night, he was heading to the bathroom and asked her to hand him the “taawal.” She didn’t understand what he meant by “taawal” and asked, “Hey, did you come from China?”
By “taawal,” he meant the towel.
Northerners derived “taawal” from English, while Southerners derived “shukumaan” from Italian.
Both groups adopted terms from their respective colonial influences.
He asked, “Hey, did you put too little salt in the food?”
She asked, “What is salt called?”
When he pointed to the salt, she said, “Call it *cusbo*.” Generally speaking, people from the north and the south differ significantly in many ways.
One such instance involves the word *dooro*, which is a point of contention between them.
