Hablaha ooya xiliga raxaada socota ma jiran yihiin

Hablaha ooya xiliga raxaada socota ma jiran yihiin Su’aasha: scw bahda daruur waxan qaba su’aal muhim ii ah marka aan kacsado oohin ayaan isku arkaa mararka qaar inaan qayliyo ayan rabaa arintaas ma cudur baa la dhihi karaa teeda kale wax layska jojin karo miya mise waa wax caadi ah? Jawaabta: Dareenka kacsiga hablaha way […]
Vaseline ninka iyo naagta dhib miyay u keentaa xiliga raaxada

Vaseline ninka iyo naagta dhib miyay u keentaa xiliga raaxada Su’aasha: xiliga raaxada sariirta ninka haduu xaaskisa u marsado faasiliin malaga yaabaa inay dhib u keento labadooda oo ma leedahay side effects xubnaha taranka miyay dhib u keeni kartaa cudur iwm. Jawaabta: Guud ahaan Vaseline -ta waxaa loo adeegsadaa in maqaarka qalaylka lagu jilciyo sida […]
Naagta kaadida daran qabato xiliga shaqada sariirta

Naagta kaadida daran qabato xiliga shaqada sariirta Su’aasha: SCW ninkeyga markuu ila raaxaysanayo kaadi daran ayaa i qabato markaan suliga aadna wax inan soo riixo ayan rabaa kaadina igama soo baxdo taas maxaa la dhihi karaa ma cudur baa qoyanka igasoo daataan wwuu badan yahay sariira dhan ayuu halabayaa dareekana waa siyaado bas kaadida ayaa […]
Dumarka maxaay uga xanuunsadaan raaxada sariirta

Dumarka maxaay uga xanuunsadaan raaxada sariirta Su’aasha: xanuunka galmada maxaa keeno nagta inay dareento marka ninkeeda galmo la samaynayo xanuun aan loo adkaysan karin meeshi la rabay inay raaxo ka darento waxy dareemaysa xanun qaska oo dhan qabsanaya marka galmada la joojiyo xanunka wa isataa sidii iyado wxaba dhici oo kale? Jawaabta: Xanuunka galmada sababo […]
Ereyo qurxoon raaxada lamaanaha ma siyaadiyaan

Ereyo qurxoon raaxada lamaanaha ma siyaadiyaan Su’aasha: Bahda daruur wan idin slay wadna ku mahadsan tihin adega weyn ad ino haysan waxan qaba su’aal, mark kaste waxaa la dhahaa dumarka hadal macaan oo urxoon ayay u baahan yihiin xiliga raxada sariirta, waana wax jiro taas laakin ragana sdaas miyaa hadalo macaan miyay iyagana u bahan […]
Raaxada galmada sariirta iyo dhulka

Raaxada galmada sariirta iyo dhulka Su’aasha: Waxan maqlay raaxada galmada inay kala duwan tahay marka ay tahay sariirta iyo marka istaaga ama dhulka ama fadhiga, sidoo kale waxan maqlay raaxada foorarka ayaa ugu macan laakin dhib ayay u keentaa dumarka fadlan iga jahil bixiya. Jawaabta: Caadi ahaan dareenka raaxada galmada wuxuu u noqonayaa dhaqanka aqoonta […]
Dumarka kaadida qabato xiliga raaxada sariirta

Dumarka kaadida qabato xiliga raaxada sariirta Su’aasha: walaalo waxan raba su’al ina inin waydiyo waxn isku arkay kaadi inay i qabanayso xiliga ninkayga aan galmo la samaynayo waxan u malaynayaa inay iga fakanayso marka an musqusha aado ma iga imaanayso manta dhan inaan soo riixo ayaan rabaa , taas waxaan isku arkaa kaliya marka ninka […]
