Saliid macsarada timaha haweenka maxay u tartaa

Saliid macsarada timaha haweenka maxay u tartaa

Saliid macsarada timaha haweenka maxay u tartaa Su’aasha: SC waxan rabaa inaad ii shegtan saliid macsarada timaha waxa ay tarto, gabdho badan ayaan ka helin inay timaha marsadaan, waxay raadiyaan saliidaha sijilaatada ah oo dibadda laga keeno, waxaan rabaan haddi ay waxtar leedahay saliid macsarada inaad iiso shegtaan. Jawaabta: Saliid macsarada waxay ka mid tahay […]

Sage oil saliida la dhaho timaha miyay madoobaysaa

Sage oil saliida la dhaho timaha miyay madoobaysaa

Sage oil saliida la dhaho timaha miyay madoobaysaa Su’aasha: scw bahda daruur waad ku mahadsan tihin webkan qiimaha badan waxaan rabaa inaad iiga soo jawaabtan su’aasha ah saliida la yiraahdo sage oil timaha miyay madoobeysaa daawada timahalagu madoobeeyo iyo iyada maxay isdhaamaan? Jawaabta: Saliida sage oil ( زيت الميرمية ) marka qofka madaxa mar kaste […]

Saliid macsarada timaha la marsado mala cuni karaa

Saliid macsarada timaha la marsado mala cuni karaa

Saliid macsarada timaha la marsado mala cuni karaa Su’aasha: Saliid Macsarta Timaha La Marsado Hadaan Cuntada Kudarso Kawaran Wax Dhibaato Ah Ma Igu Keenaysaa. Jawaabta: Maya saliid macsarada waa la cuni karaa waxay ka fiican tahay saliido badan oo dadka ay cunaan, sida saliidda galayda ama saliid cadeyda guud ahaan,  waxay leedahay caafimaad waa nafaqo, […]

Saliida macsarta ee dalka Somalia taala sax matahay in aan u isticmaalo timaha ama xubinta

Saliida macsarta ee dalka Somalia taala sax matahay in aan u isticmaalo timaha ama xubinta

Saliida macsarta ee dalka Somalia taala sax matahay in aan u isticmaalo timaha ama xubinta Su’aasha: SALAMU CALAYKUM walal Salaan ka bacdi waxaan doonayay in la ii sheego SALIIDA MACSARTA ee dalkeena hooyo ka baxdaa ma u istic maali karaa TINTA,XASAASIYADA, Walal bal faah faahin ii soo dira بارك الله فيكم Jawaabta: Saliidda macsarada taalla […]

Timaha maxaa daadiyo maxaana daawo u ah

Timaha maxaa daadiyo maxaana daawo u ah

Timaha maxaa daadiyo maxaana daawo u ah Su’aasha: Qofka marka uu qabaysanayo wuxu isku arka timaha oo shambada soo racaya mar kaste waaye taas maxaa la dhihi karaa dawo malo helaa timaha dhacaya, daawo dabiici ah hadi la heli karo iso shega. Timaha maxaa daadiyo maxaana daawo u ah Jawaabta: Timaha  waxaa daadiya sababo badan […]

Daawada timaha u fican oo ka reebaysa daadashada

Daawada timaha u fican oo ka reebaysa daadashada

Daawada timaha u fican oo ka reebaysa daadashada Su’aasha: Asc walal wan ku salamay suasha manta an ku weydin rabo walal waxan lahaa timo dher Masha’alah lakin 4 sano ugu dambeeysay timaha si xoog ah ayey iiga daadanayaan wax walba wan ku dayey saliido qaali ah oo wanag leeygu sheegay iyo kuwo kale marka walal […]

Ereybixinta saliidaha dhirta laysku daaweeyo

Ereybixinta saliidaha dhirta laysku daaweeyo

Ereybixinta saliidaha dhirta laysku daaweeyo Saliidaha dhirta waxay ka mid yihiin daawooyinka loo adeegsado cudaro badan oo dadka ku dhaca, saliidaha afka soomaaliga inta badan toos loogama helo waayo geedaha qaar soomaali kama baxaan, af igiriis ama af carabi ayaa laga helaa laakin waxaan isku daynay inaan ka raadino qaamuusyada af soomaaliga si aan ugu […]