Mudulood Hiraab halkuu kasoo jeedaa

Mudulood Hiraab halkuu kasoo jeedaa Wax ka baro sida Mudulood u dhashay iyo deegaannada uu dago si aad u suureysato Mudulood Hiraab waa beel ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed waana Beesha ugu weyn beelaha Hawiye Tiro ahaan iyo Deegaan ahaanba. Waana curudka beelaha Hiraab. Waxay dagaan inta u dhaxeysa lagasoo bilaabo Degmada Xarardheere ee Gobolka […]
Beesha ugu xifdin badan Quraanka kariimka

Soomaalida waa dad lawada og yahay inay Quraanka si fiican u bartaan marka loo eego dunida muslinka. Quraanka loox baa lagu dhigaa markaas ayaa laga xifdiyaa, dugsiyo badan ayaana sidaas sameeya. laakin marka aan fiirino beelaha soomaalida ugu akhriska badan Quraanka waxaa la dhihi karaa qabiilka Raxweyn guud ahaan sidoo kale beesha Abgaal waxayna ku […]
Qabiilka Soomaali ugu guurka badan

Qabiilka Soomaali ugu guurka badan Qabiilka soomaali ugu naago arooska badan yaa la dhihi karaa. intaan laga jawaabin su’aashan waxaa habboon inaan ogaano dhaqanka soomaaliyeed xagga guurka. dadka soomaaliyeed ma aha dad guurka ka daaho siiba dadka ku nool miyiga. wiilka marka uu soo qaangaaro naag ayaa lagu daraa si uu u dhalo caruur. sidoo […]
Qabiilka Soomaali ugu lacagta badan lot of money

Qabiilka Soomaali ugu lacagta badan lot of money Qabiilka ugu hantida badan kee la dhihi karaa? Marka hore waa inaan ogaanaa hantida waxa laga wado. Soomaalida waxay u kala baxaan dad xoolo dhaqato ah iyo dad beeraley ah iyo dad ganacsato ah. Hantida soomaali laguma soo koobi karo qabiil gaar ah. Dad badan ayaa is […]
Sh. Shariif Axmed iyo Cali Mahdi Maxamed 1994

Sawirkan waxaa ka dhex muuqda Shariif Axmed iyo Cali Mahdi waa labo qof ka mid ah madaxda talada soomaaliya wax kasoo qabatay. midka koowaad waa Sheekh Shariif Axmed oo ahaa guddoomiyaha midowga maxkamadaha kaddibna noqday madaxweyne kumeelgaar, midka kalena waa Cali Mahdi Maxamed. Cali Mahdi wuxuu ahaa madaxweynaha lagu soo doortay dalka Jabuuti markii dhacay […]
