Gabadha galmo xaaraan ah la samaysay rag badan miyay uraysaa

Gabadha galmo xaaraan ah la samaysay rag badan miyay uraysaa Su’aasha: A S C, gabadha galmo xaaraan ah la samaysay rag badan siil keegu miyu yeesha ur qadh’muun yacni biyaha raga badan ee siil keega ku dhacaya ur qadh’muun miyu yeelanaya? Waxan ka hadlaya gabadha nadaafada ku dadaasha e rag badan galmo la samaysa siil […]
Finka dhalfada ninka ma aydhis buu astaan u yahay

Finka dhalfada ninka ma aydhis buu astaan u yahay Su’aasha: asc walalayaa waxaan rabaa inad ii sheegtaa ninka finka dhalfada guska kaga soo baxoo xanuunka badan ma wuxu astaan u yahay qofka inu feeraska aydhiska inu hayo, fadlan iga jaahil bixiya. Jawaabta: Finka xubnaha taranka sababo badan ayaa keeni kara, bakteeriya ayuu ka dhalan karaa, […]
Siigada qofka aydhis ma u keentaa

Siigada qofka aydhis ma u keentaa Su’aasha: marakn sigada iska joojiyay waxan daremay qalqal iyo niyadjab iyo xanaaq iyo hurdo la’aan cuntada ma cuni karo cabsi ayan gudaha ka daremaa guska wuxuu iga noqday balaq cudur maa igu dhacay aydhis astamaha lagu garto miyaa fadlan jawab degdeg. Jawaabta: Qofka marka uu siigada ku jiro wuxuu […]
Aids Marka uu kugu dhacaba mala Ogaan karaa

Aids Marka uu kugu dhacaba mala Ogaan karaa Su’aasha: Asc waxaan maray Baaritaan guud oo aan Caafimaad keyga ku hubinayey Dhamaan baaritaanadii kale si toos ah ayaa haa ama Maya la iidhahay balse Baaritaan HIV AIDS oo la iga qaaday waxaa la igu yiri horey lagama Ogaan karo oo hadii aad Cudurka qabto Positive ma […]
Sino ayaan ku dhacay aydhis ayaan waswaas ka qabaa ila taliya

Sino ayaan ku dhacay aydhis ayaan waswaas ka qabaa ila taliya Su’aasha: waxan ahay wiil 22 jir ah gabar ayaan ka sinaysatay gabadha waa dhilo rag badan aya u taga waxan u tagay anoon xiranayn kondom marka aan kaso tagay waxan ka baqaya aydhis inaan ka qaado waswaas ayaan ka qaday maxaan sameeyaa ila taliya. […]
Qof aydhis qabo irbad lagu duray malaga qaadi karaa cudurka

Qof aydhis qabo irbad lagu duray malaga qaadi karaa cudurka Su’aasha: Asc wll irbad qof xanuunka HIV ga qabo hadey caaradedu ku warento oo faraha far ka mid ah ay caarada irbadu ka warento si dagdag maad ku qadi xanunka. Jawaabta: Qofka aydhis qaba haddii irbad lagu duro irabadaasna qof kale loo adeegsado waxay u […]
Galmada afka cudurka aydhiska ma keentaa

Galmada afka cudurka aydhiska ma keentaa Su’aasha: Waxan rabaa inaan ogaado aydhiska kusoo gudbaa qofka haduu sameeyo galmada afka oo naag aydhis qabto hadii guska ay ka jaqdo sidaas aydhaka makusoo gudbaa. Jawaabta: Aydhiska wuxuu qofka ugusoo gudbaa siyaabo badan waxaa ka mid ah galmada iyo dhacaanka ama dhigga inuu usoo gubo qofka kale galmada […]
