Buuga raaxada guurka wuxuu ka hadlaa jacayl iyo nolosha qoyska. Guryaha fiican waxaa lagu yaqaanaa degganaan iyo xasillooni. Labada qof is jecel way isku kalsoonaadaan mar walba. Taas inta badan waxay ka timaadaa raaxada sariirta oo toosan. Haddii ninka iyo naagtiisa ay isku fahmi waayaan raaxadaas. waxaa laga yaabaa inay noloshooda xumaato. Dumarka aad waxay uga helaan ninka iyaga qiimeeyo oo aan liidin. Naagta waxay ugu neceb tahay ninka kibirka badan oo addoomeysto.

Sababaha furiinka hadda soo badiyay waxaa ugu muhiimsan isfahan laa’aanta ninka iyo naagta. Ninka intuu naagtuiisa ka cararo ayuu naag kale ka raadiyaa wixii naagtiisa ay hayso. Haddana kuma qancayo middaas bahyar ka dhigtay. wuxuu sii raadiyaa naag kale. Waxaas oo dhan waxaa u keenay naagtiisa koowaad inuusan fahmin. Naagtaada wax walbo aad ka raadinayso naagta kale iyadaa kuu hayso. waadna ka heli kartaa. laakin waxaa lagaaga baahan yahay inaad fahanto. Marka waxaa dhacday naag ayaa ninkeeda howsha sariirta ka gaabisay. Waxay bilowday inay si xun kula dhaqanto. Markaas ayuu ku xanaaqay wuxuu ka joojiyay wixii uu siin jiray oo dheeraad ah. Marka ay ku qabsatay ayuu jikada warqad u dhigay iyadoo hurdayso. Waxaa ku qornaa warqaddaas: shaqadaada haddaad kasoo baxdo wax kaste waad helaysaa. Markay hurdada kasoo kacday ayay warqadda jikada ku aragtay ; Warqaddii iyadoo sideeda ah ayay qaadday waxay ugu dhejisay sariirta. Markuu shaqada ka yimid wuxuu arkay warqaddii sariirta ku dheggan. Markaas ayuu fahmay inay naagta saxan tahay. Markaas ayuu shaqadiisa kasoo baxay. Kaddib way is fahmeen. Marka haddaad rabto nolol fiican inaad ku noolaato. waxaa lagaa rabaa inaad fahanto xaaskaaga waxa ay kaaga baahan tahay. Jacaylka dhabta ah waxyaalaha lagu garto waxaa ka mid ah. Qofka ku jecel wuxuu ku dadaalaa inuu raalli kaa dhigo. Been kuuma sheegayo. Marka daacadnimada waa astaanta jacaylka ugu muhiimsan Haddii daacadnimo la waayo meesha furiin baa imaanayo. Taas waxay noqonaysaa mid dhib keenayso. Jacaylkana wuu burburaa. Waxaa jiro Rag badan oo lacag ku bixiyay dumar kale inay guursadaan oo ugu dambeyn shallaay iyo rafaad kala kulmay guurkaas. Marka naagtaada ku dadaal haddaad caqli leedahay . raaxada ay kaaga baahan tahay haka bakhaylin. Sheekooyin badan ayaa jiro oo arrimahan ku saabsan. Naag qooq badan haddaad hesho waa sida la rabay. Haddii ay tahay naag aan dareen lahayn adigaa bari karo qaababka raaxada. Burburka iyo furiinka waxay ka imaanayaan raaxada marka guriga laga waayo. Istiin fiican markay xaaskaaga kaa heli weyso. Sheeko macaan markay kaa maqli weyso. Kaftanka wuxuu ka mid yahay waxyaalaha guriga adkeeyo. Wuxuu keenaa kalsooni iyo jacayl iyo isfahan.
Sheekada raaxada ninka haduu akhriyo ma dhibaysaa
The book on marital intimacy discusses love and family life. Happy homes are characterized by peace and stability. Couples who love each other always trust one another, a bond often rooted in a fulfilling intimate life. If a husband and wife fail to connect in this regard, their relationship may deteriorate. Women deeply appreciate a man who values and respects them, while they detest a man who is arrogant or domineering. A lack of mutual understanding between husband and wife is a primary cause of the rising divorce rate. Instead of addressing issues with his wife, a man might seek elsewhere what she actually possesses; yet, he often remains unsatisfied with the new partner and continues his search. All of this stems from a failure to understand his first wife. Everything you seek in another woman, your own wife already has—and you can find it with her—but you must first understand her. There is a story of a wife who neglected her marital duties and began treating her husband poorly. Angered, he stopped providing the extra things he used to give her. When she confronted him about it, he left a note in the kitchen while she slept. The note read: “If you fulfill your duties, you will receive everything.” When she woke up and found the note in the kitchen… She took the note exactly as it was and placed it on the bed. When he returned from work, he saw the note lying there; that was when he realized his wife was right. He then left his job, and they came to a mutual understanding. So, if you want to live a good life, you must understand what your wife needs from you. One of the hallmarks of true love is that the person who loves you strives to please you and does not lie to you. Honesty is the most important attribute of love; a lack of honesty leads to divorce, which causes distress and destroys the relationship. Many men have spent money to marry other women, only to end up facing regret and misery in those marriages. Therefore, if you are wise, cherish your wife and do not withhold the intimacy she needs. There are many stories regarding this matter. Finding a passionate woman is ideal, but if she lacks desire, you can teach her about intimacy. Marital breakdown and divorce often stem from a lack of intimacy in the home—specifically, when your wife does not receive satisfying physical affection or hear sweet, loving words from you. Playfulness and humor are among the things that strengthen a marriage; they foster trust, love, and mutual understanding.
