Caqliga soomaaliyeed iyo bilicda dalka

Caqliga soomaaliyeed iyo bilicda dalka Soomaali waxay ka mid tahay dalalka Ilaahay siiyay dhul aad u fiican oo doog ah oona leh dhul saxraa dhul bad leh dhul beero leh iyo xoolo kala duwan. laakin dadka soomaaliyeed waxaa lagu tiriyaa inay yihiin dadka ugu yaabka badan iyagoo sidaas oo dhan ah ayay haddana yihiin dadka […]
Hablaha nabadsugidda Somaliland

Hablaha nabadsugidda Somaliland Somaliland oo rabta inay gooni u baxdo iyadoo ku eersheeganaysa in la dulmiyay siiba nidaamkii maxamed Siyaad Barre oo dhib weyn u geystay dadka reer waqooyi. marka soomaali ay burburtay Somaliland waxay xiratay xuduuddeeda waxayna rabtaa inay dhisato nidaam iyada gaar u ah. laakin beesha caalamka ilaa iyo hadda uma oggola inay […]
Sawiro laga qaaday doogga Sanaag

Sawiro laga qaaday doogga Sanaag tilmaamaya quruxda ay leedahay Soomaali. meeshan waa gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaali. Sawiradan goor dhow ayaa la qaaday waa sawiro aad iyo aad u qurux badan. sawiradan meelo badan ayay gaareen. haddii waqooyiga soomaali sidan uu u qurux badan yahay . maxaad u malaynaysaa koonfurta soomaaliyeed. oo ah meesha ugu […]
Sawirada warshadda macmacaanka Somaliland

Sawirada warshadda macmacaanka Somaliland Sawiro ayaa lagu baahiyay baraha bulshada oo la sheegay inay yihiin kuwa laga qaaday warshad ku taallo waqooyiga soomaali Somaliland. waxaa ka muuqda warshadda inay soo saarto nacnaca ama macmacaanka caruurta jecel yihiin. arrintaas oo tilmaamayso sopmaliland inay horay usii socoto Photos have been shared on social media claiming to […]
MD Muuse Biixi oo musxaf daabacay

MD Muuse Biixi oo musxaf daabacay Sawir nasoo gaaray wuxuu caddeynayaa in madaxweynaha Jamhuuriydda Somalilnad daabacay Kitaab jaamac, waxaana ku qoran galka gudaha kitaabka inuu isaga bixiyay qarashka daabacaadda musxafka. Somalilnad waa dad soomaali ah oo raba inay gooni u baxaan, waxayna sameysteen nidaam iyaga u gaar ah, waana dad nabadda jecel, marka ay soomaali […]
Waa kuma Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil

Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil الشيخ مصطفى حاج إسماعيل هارون wuxuu ka mid yahay culimada Soomaaliyeed oo looga dambeeyo taariikhda Islaamka. Sheekha wuxuu ku dheereeyaa Taariikhda iyo Siirada Nabiga -naxariis iyo Nabadgelyo korkiisa ha haatee-. Sheekh Mustafa wuxuu akhriyay kutubta siirada sidoo kale Kutubta Taarikhda. Sheekha wuxuu kasoo jeedaa waqooyiga Soomaali. Sheekha casharro badan ayuu […]
