Finka dhalfada ninka ma aydhis buu astaan u yahay

Finka dhalfada ninka ma aydhis buu astaan u yahay

Finka dhalfada ninka ma aydhis buu astaan u yahay Su’aasha: asc walalayaa waxaan rabaa inad ii sheegtaa ninka finka dhalfada guska kaga soo baxoo xanuunka badan ma wuxu astaan u yahay qofka inu feeraska aydhiska inu hayo, fadlan iga jaahil bixiya. Jawaabta: Finka xubnaha taranka sababo badan ayaa keeni kara, bakteeriya ayuu ka dhalan karaa, […]

Aids Marka uu kugu dhacaba mala Ogaan karaa

Aids Marka uu kugu dhacaba mala Ogaan karaa

Aids Marka uu kugu dhacaba mala Ogaan karaa Su’aasha: Asc waxaan maray Baaritaan guud oo aan Caafimaad keyga ku hubinayey Dhamaan baaritaanadii kale si toos ah ayaa haa ama Maya la iidhahay balse Baaritaan HIV AIDS oo la iga qaaday waxaa la igu yiri horey lagama Ogaan karo oo hadii aad Cudurka qabto Positive ma […]

Astaamaha lagu garto Aydhiska qofka qabo iyo qaababka loo qaado

Astaamaha lagu garto Aydhiska qofka qabo iyo qaababka loo qaado

Astaamaha lagu garto Aydhiska qofka qabo iyo qaababka loo qaado Astaamaha lagu garto in Aydhis qofka qabo iyo qaababka loo qaado Aydhiska waa cudur burburiya isdifaaca jirka wuxuu noqonayaa qofka fayraska Aydhiska ku dhaco qof jirro oo dhan jirkiisa iska reebi karin Astaamaha lagu garto waxaa ka mid ah Qofka oo aad caata u noqda […]

Cudurka Aydhiska HIV astaamihiisa iyo qaababka laysugu gudbiyo

Astaamaha Cudurka Aydhiska HIV

Cudurka Aydhiska HIVastaamihiisa iyo qaababka laysugu gudbiyo Cudurka Aydhiska (HIV)  waa maxay ? Waa cudur aad u daran, wuxuu dilayaa isdifaaca jirka. Ilaa iyo haddana daawo rasmi ah looma helin. Aydhiska waa cudur degdeg ku faafo sida loo qaado aad bay u fududdahay.  cudurka aydhiska waxaa laysaga qaadaa galmada nooc kaste ha ahaato. Nin aydhis […]