Sheekadan waa sheeko dadka is qaba wax badan ay ka fahmi karaan.
Sidoo kale dumarka deriska inay iska ilaaliyaan guryaha deriska inay faraha lasoo galaan.
Murti weyn ayay wadataa sheekadan. Ilaa dhammaadka markaad daawato ayaad fahmaysaa.

Sheekadii ninkii shanta naagood hal mar wada furay waa sheeko yaab leh
Sheekadii ninkii shanta naagood hal mar wada furay waa sheeko yaab leh

Nin lagu magacaabo Asmaci ayaa wariyay sheekadan, waxaana uu fariisan jiray golaha khaliifka Haaruun al-Rashiid markuu sheekadan u sheegay aad buu u qoslay khaliifaha.
Asmaci wuxuu ku yiri:
Amiirul-Mu’miniinow, waxa i soo gaaray wax la yaab leh oo ka mid ah yaababka Carabta, in nin reer baadiye ah uu hal meel ku furo shan naagood!
“Rashiid ayaa isaga eegay isagoo yaabban oo xitaa diiddan, madaxana ruxay isagoo leh:
“Bao kugu dhacde, Asmaciyow! Tani waa wax aan suurtogal ku ahayn shareecadeenna toosan, nin Muslim ah ma qabi karo wax ka badan afar xaas, sidee bay ku dhici kartaa inuu shan furto? Naftaydu waxay ii sheegaysaa in tani ay tahay buunbuuninta sheekooleyaasha!
Asmaci ayaa dhoola caddeeyay oo yidhi:
“Maqal, sayidkaygiyow, sheekada sidii ay ahayd. Arrinta ayaa ka yaab badan inta aad u malaynayso.
Waxaa jiray nin reer baadiye ah, oo qabay afar xaas, kuwaas oo lagu yaqiin qurux iyo islaweyni iyo istaagtaag. Maalin aad u kulul, ayuu soo galay gurigooda, halkaas oo uu ku arkay muuqaal aan loo adkaysan karin; codad sare, indho cascas, eedaymo u duulaya sidii fallaadho, oo aad mooddo dagaal sokeeye oo hal qol ka socda. Waxay ahaayeen kuwo isku dhacay, mid walbana tan kale ka cabanaysay oo ku eedaynaysay inay dhib ku hayso.
“Ninkii ayaa dhexdooda istaagay, hungurigiina ku xirmay cadho darteed, kaddibna codkiisa ugu sarreeya ku qayliyay:
“Ilaa goormaa khilaafkan nacaybka ah soconayaa? Ciyaartani idinka ayay idinka timid!”
Wuxuu eegay xaaskiisa ugu weyn oo indhihiisu cadho la ololayaan, wuxuuna carrabka ku sii daayay furiinka: “Tag, adiga ayaa saddex ku furan!”
Halkan jawaabuhu ma ahayn kuwo deggan. Xaaskiisa labaad ayaa madax ruxday iyadoo diiddan, waxayna tidhi:
“Yaab! Degdeg baad ugu furtay seddex, haddii aad erayo ku canaanato ama sariirta aad ku ciqaabto waxaad ahaan lahayd mid caqli leh, laakiin waad degdegtay ee adiga ayaa qaldan!”
Ninkii ayaa isu rogay sidii libaax xanaaqsan, wuxuuna yidhi: “Adigana sidoo kale waad furan tahay, hadalkaas afkaaga ku jira ha ku raaco!”Xaaska saddexaad ayaa gariirtay, gacmaheedana kor u qaadday iyadoo is-dhiibaysa, waxayna ku tidhi cod canaan leh:
“Subxaanallaahi! Wallaahi haddii ay adiga ku wanaajinayeen oo ay madaxaaga korkooda ahaayeen, sidee baad ugu abaal marinaysaa ciqaabtan?”
Cadhadiisii ayaa sii siyaadday sidii dab la huriyay, wuxuuna neefsaday oo yidhi: “Adigana, halkaan waxaad ku sheegsheegaysaa waxqabadkooda sidaa awgeed, adiguna waad furan tahay!
“Marka laga hadlo xaaska afraad, waxay ahayd naag deggan oo leh dulqaad naadir ah iyo fikir fog oo ku habboon reer Najd, waxayna u soo dhawaatay si deggan iyadoo leh:
“Seyidkaygiyow, miyaynaan nafteennu kugu cidhiidhi gelin ilaa heerkan? Sow ma aha inaad si kale noo edbiso adigoon beryahan caddaalad darro ah u yeedhin?”
Laakiin ninkii ayaa gabi ahaanba miyir beelay, mana uu maqlayn codka xikmadda, wuxuuna ku qayliyay iyada: “Adigana waad furan tahay!
“Intaa waxaa dheer, deriskoodii dumar ahayd oo darbiga la wadaagaysay ayaa la yaabtay waxa ay maqashay, way is celin waysay, waxayna ka soo eegtay daaqaddeeda oo ku taal gurigooda, iyadoo maqashay eray kasta, waxayna ku qaylisay ninkaas isagoo aad u diiddan:
“Wallaahi ma aha inay Carabtu ku eedeeyeen qolooyinkiina daciifnimo iyo ragannimo darro ilaa ay idinka arkeen qaladaadkan!. Waxaan ku arkay adigoo hal saac gudaheed furaya afartaada naagood sidii qof adhi gawracaya!
“Ninkii ayaa u soo jeestay, waallidiisii ayaa sii korodhay, wuxuuna gacanta kor u qaaday isagoo hawada u taagaya oo ku yidhi:
“Adigana, naagtan ah qof canaan badan ee aan shaqo ku lahayn, waad furan tahay haddii ninkaagu oggolaado!
“Markaas ayaa cod ninkeedii ka yimid gudaha gurigeeda isagoo aan soo bixin, sidii isagoo dhammaan muuqaalka la socday, isagoo qaylinaya oo oggolaanaya wuxuu yiri:
“Waan oggolaaday, waan oggolaaday! Adiga fur, ama aniga aan furo, muhiimka waa in qayladaas la joojiyo!
“Khaliifkii Haaruun al-Rashiid ayaa qoslay ilaa uu dhulka ku dhacay, wuxuuna tirtiray ilmo ka soo dhacday indhihiisa qosolka dartii, wuxuuna ku yidhi Asmaci
“, sheekadii waxay ku dhammaatay shan furiin! Wuxuu furay afartiisii xaas, kaddibna wuxuu furay deriskiisa naagtiisa isagoo oggolaansho ka helay ninkeeda xanaaqsan.
Sow maahan in ninkan reer baadiyuhu dego, sow ma ahan in deriska naagtu ay barato in aanay faragashanin guryaha deriska?!
“Asmaci ayaa isagoo dhoola caddeynaya yidhi: “Amirul-Mu’miniinow, sheekadan waxay leedahay cashar ka bogsiiya xikmadleyda, cadho degdeg ah ayaa afar xaas in la furo sabab u noqotay hal daqiiqad gudaheeda, iyo xamaasad derisna waxay keentay naag shanaad in la furo!”
Murtida waxay tahay, xanaaqa inuu wax badan halleeyo, qofka marka uu xanaaqo shayddaan ayaa kusoo dego, wax kaste way ka suurtoobayaan.
Sidoo kale ma fiicna qofka inuu faraha la galo wax aan khuseynin, sida naagta deriska oo faraha lasoo gashay ninka xaasaskiisa markuu wada furay.
Taas waxay keentay iyadana in la furo.
Marka wax aadan shaqo ku lahayn faraha kala bax.
Marka sheekada cinwaankeeda aad aragto waxaad u malaynaysaa ninkan inuu qabay shan xaas. Laakin xaaska shanaad uu isaga furay waa naagta ninka deriskiisa uu qabay.
Taasna waxay ku xiran tahay ninkeeda inuu oggolaado furiinkaas.
Marka waa sheeko cajiib ah.
Wixii aragti ah halkan ayaad kusoo qori kartaa.
Waligaa horay ma u maqashay sheekadan ama sheeko la mid ah?
Inta badan naagaha waxay ka helaan inay faraha la galaan wax aysan shaqo ku lahayn.
Haddii maanta ay aammusi lahayd naagta labaad marka la furay tan koowaad ninka wuu is deggin lahaa, markaas ma dhici lahayn inuu waxaan oo dhan hal mar wada sameeyo.
Marka dumarka aad bay u jecel yihiin hadalka badan iyo inay faraha la galaan amuuro aysan shaqo ku lahayn.
Ma og tahay furiinka badankiisa inuu si fudud ku dhaco. Ka warran haddii ay dumarka gacanta ku hayn lahaayeen furiinka.
Boqol jeer ayay furi lahaayeen nimankooda.
Sidaa awgeed ninka ayaa gacanta loo galiyay masuulityaddaas si uusan ugu cayaarin.
Inkastoo hadda ay jiraan rag caqliga dumarka oo kale leh.
Oo dhaqsi wax ku furo.

Sheeko naag wahsi iyo caajisnimo loo soo furay dumarka hurdada badan

This is a story from which married couples can learn a great deal.
It also serves as a warning for women to guard against neighbors meddling in their households.
The story carries profound wisdom; you will grasp it fully only by watching it to the end.
A man named Al-Asma’i narrated this story; he used to frequent the court of Caliph Harun al-Rashid, and the Caliph laughed heartily when he heard it.
Al-Asma’i said:
“Commander of the Faithful, a truly astonishing tale from among the wonders of the Arabs has reached me: a Bedouin man divorced five wives all at once!”
Al-Rashid looked at him in astonishment and disbelief, shaking his head as he said:
“Woe to you, Al-Asma’i! This is impossible under our upright Sharia; a Muslim man cannot have more than four wives—how could he possibly divorce five? My instinct tells me this is merely an exaggeration by storytellers!” Al-Asma’i smiled and said:
“Listen, my master, to the story as it truly happened. The matter is far more astonishing than you imagine.
There was a Bedouin man who had four wives, all known for their beauty, arrogance, and haughtiness. One sweltering day, he entered their home to find an unbearable scene: raised voices, flushed faces, and accusations flying like arrows—it was as if a civil war were raging within a single room. They were at odds, each complaining about the others and accusing them of causing trouble.
“The man stood in their midst, his throat constricted with rage, and then shouted at the top of his voice:
“‘How long will this hateful discord continue? This whole spectacle is of your own making!’
“He looked at his eldest wife, his eyes blazing with anger, and pronounced the words of divorce: ‘Go—you are thrice divorced!'”
The responses here were far from calm. His second wife shook her head in disapproval and said:
“How astonishing! You were too hasty in pronouncing the triple divorce; had you merely scolded them or punished them by withholding intimacy, you would have acted wisely—but you rushed, and the fault lies with you!”
The man turned on her like an enraged lion and declared: “You, too, are divorced—let that very statement seal your fate!” The third wife trembled, raised her hands in a gesture of submission, and said reproachfully:
“Glory be to God! By Allah, even though they treated you well and held you in high regard, is *this* the punishment with which you repay them?”
His anger flared up like a stoked fire; he took a sharp breath and said: “And you—here you are harping on about their good deeds; for that reason, you are divorced as well!”
As for the fourth wife, she was a composed woman possessing rare patience and the far-sighted wisdom characteristic of the people of Najd; she approached him calmly and said:
“My master, have we truly distressed you to such an extent? Could you not have disciplined us in another way, without resorting to such unjust measures?” But the man had completely lost his senses and was deaf to the voice of reason; he shouted at her: “You, too, are divorced!”
Meanwhile, a female neighbor who shared a wall with them was astonished by what she heard; unable to restrain herself, she looked out from her window—having overheard every word—and shouted back at the man in strong disapproval:
“By God, the Arabs would not have accused your people of weakness and a lack of manhood had they not witnessed such follies! I have just seen you divorce all four of your wives in the span of an hour, as if you were slaughtering sheep!”
The man turned toward her, his frenzy mounting; he raised his hand in the air and declared:
“And you—you meddlesome woman—you are divorced too, provided your husband agrees to it!”
Then, a voice rang out from inside the house—without the man himself appearing, though he seemed to be following the entire scene—shouting his consent:
“I agree, I agree! You divorce her, or I shall divorce her; the main thing is to put a stop to that screaming!”
Caliph Harun al-Rashid laughed until he fell to the ground, wiping away the tears of laughter from his eyes, and said to Al-Asma’i:
“So, the story ended with five divorces! He divorced his four wives, and then he divorced his neighbor’s wife—having obtained the angry husband’s consent.
Shouldn’t this Bedouin man settle down? And shouldn’t the neighbor’s wife learn not to meddle in the affairs of her neighbors’ households?” Al-Asma’i said with a smile: “O Commander of the Faithful, this story holds a lesson that even the wise can learn from: a moment of hasty anger led to the divorce of four wives, and a neighbor’s meddling caused the divorce of a fifth!”
The moral is that anger can cause great damage; when a person is angry, the devil takes hold of them, and they become capable of anything.
It is also unwise for a person to meddle in matters that do not concern them—just as the neighbor’s wife interfered when the man was divorcing his wives.
That interference led to her own divorce as well.
So, keep your hands out of matters that are none of your business.
When you first see the title of the story, you might assume the man had five wives. However, the fifth wife he divorced was actually the wife of his neighbor.
And that, of course, depended on her husband consenting to the divorce.
It is truly a remarkable story.
You can share your thoughts here.
Have you ever heard this story—or one like it—before?
Most women tend to meddle in matters that do not concern them.
If the second woman had simply remained silent when the first wife was divorced, the man would have calmed down, and he wouldn’t have ended up doing all of this at once.
Women really love to talk a lot and interfere in affairs that are none of their business.
Did you know that most divorces happen quite easily? Just imagine if women held the power of divorce.
They would divorce their husbands a hundred times over.
That is why the responsibility was placed in the hands of the man—so he wouldn’t treat it lightly.
Although, nowadays, there are men who have a mindset like that of women,
And who are quick to initiate a divorce.

Leave a Reply