Saliid macsarada timaha la marsado mala cuni karaa

Saliid macsarada timaha la marsado mala cuni karaa Su’aasha: Saliid Macsarta Timaha La Marsado Hadaan Cuntada Kudarso Kawaran Wax Dhibaato Ah Ma Igu Keenaysaa. Jawaabta: Maya saliid macsarada waa la cuni karaa waxay ka fiican tahay saliido badan oo dadka ay cunaan, sida saliidda galayda ama saliid cadeyda guud ahaan, waxay leedahay caafimaad waa nafaqo, […]
Timaha adag ee madaxa ninka maxaa lagu jilciyaa

Timaha adag ee madaxa ninka maxaa lagu jilciyaa Su’aasha: Asc waxaan mararka qaar isku arkaa salka timaha madaxa inay i cun cunaan hadey igu bataan marka majirtaa daawo timaha lagu jilciyo oo wiilasha marsan karaan. Jawaabta: Daawooyinka timaha jilciya markaad iska joojiso tinta way sii adkaanaysaa, waxaa fiican saliidda qumbaha iyo saliid seytuunka iyo saliid […]
Lisidda xubinta taranka ragga marka la jiid-jiidayo ma waxbaa la marinayaa

Lisidda xubinta taranka ragga marka la jiid-jiidayo ma waxbaa la marinayaa Su’aasha: Marka hore salan sare. Marka xigta, Lisidda xubinta taranka ragga marka la jiid-jiidayo ma waxbaa la marinayaa mise waa uun la iska jiidjiidaa?. Jawaabta: Saan kusoo sheegay su’aasha Jimicsiga xubinta ragga in jiidjiididda ay muhimsan tahay xataa hadduu qalayl yahay, waxaa kaloo la […]
Saliidda qumbada dareenka ma kicisaa

Saliidda qumbada dareenka ma kicisaa Su’aasha: Walaal inkastoo aan shiirkeeda necbahay hadana waxaan maqlay in lagu qooqo saliida qubada marka saliidaas qof doob ah, oo aan xaas qabin ma isticmaali karyaa. Jawaabta: Saliidda qumbaha “Coconut oil” ama زيت جوز الهند waa la sheegay inay leedahay dareen kacsi siiba biyaha qumbaha oo fareeshka ah, haddii […]
Daawada timaha u fican oo ka reebaysa daadashada

Daawada timaha u fican oo ka reebaysa daadashada Su’aasha: Asc walal wan ku salamay suasha manta an ku weydin rabo walal waxan lahaa timo dher Masha’alah lakin 4 sano ugu dambeeysay timaha si xoog ah ayey iiga daadanayaan wax walba wan ku dayey saliido qaali ah oo wanag leeygu sheegay iyo kuwo kale marka walal […]
Ereybixinta saliidaha dhirta laysku daaweeyo

Ereybixinta saliidaha dhirta laysku daaweeyo Saliidaha dhirta waxay ka mid yihiin daawooyinka loo adeegsado cudaro badan oo dadka ku dhaca, saliidaha afka soomaaliga inta badan toos loogama helo waayo geedaha qaar soomaali kama baxaan, af igiriis ama af carabi ayaa laga helaa laakin waxaan isku daynay inaan ka raadino qaamuusyada af soomaaliga si aan ugu […]
Afarta saliid dabiiciga oo timaha lagu dheereeyo

Afarta saliid dabiiciga oo timaha lagu dheereeyo Saliid timaha dheereysa aad baa loo raardiyaa sidoo kale daawada timaha lagu dheereeyo. Marka hore waxaa fiican inaad ka fogaato wax daawo ah oo timaha lagu dheereeyo, maxaayeelay daawada waxay wadataa kiimika oo dhib u keenayso timaha. waxaa ugu fiican oo timaha lagu dheereyn karo waa saliidahan dabiiciga […]
