Dumarka dareenka badan waxay aad u neceb yihiin ragga aan kasoo bixi karin howsha qaran.
Jacaylka gabadha wuxuu ku xiran yahay raaxada ninka ay ka helayso, sidaa awgeed ninka waa inuu iska ilaaliyaa labadan waxyaalood.
Arrinta koowaad: waa hadalka xun, ragga qaar dumarka niyadda ayay ka jabiyaan. Waxaa laga yaabaa inuu hadal iyada niyadda ka dilayo ku dhaho.
Tusaale ahaan, naayaa adiga waad foolxun tahay, waad qaab daran tahay. Qurux ma lihid, hiblaay ayaa kaa fiican, gaar ahaan xiliga labadooda ay romaantigga ku jiraan.
Naagtaada waligaaga niyadda haka dilin. Taas waxay keenaysaa inay danto oo raaxada ay kula wadi wayso.
Waxaa ka mid ah taas naagta iyadana inay ninkeeda niyadda ka jabiso oo ay ku tiraahdo hadal qaab daran. Tusaale ahaan. waxmatare ayaad tahay, ima qancin kartid. Awood malihid.
Waxaas isagana wuxuu keenayaa ninka inuu damo oo uu kasoo bixi waayo howsha qaran.

Midda labaad waa inay iska ilaaliyaan lmaanaha kalsoonidarrada,
Sida la og yahay jacaylka dhabta ah wuxuu ku dhisan yahay kalsoonida, ninka marka uu xaaskiisa dhab u jecel yahay aad buu ugu kalsoon yahay.
Sidoo kale gabadha markay ninkeeda jeceshay aad ayay ugu kalsoon tahay.
Kalsoonida waxay abuurtaa jacayl dhab ah.
Jacaylka dhabta ahna wuxuu kordhiyaa raaxada sariirta.
Naagta markay ninka neceb tahay wax raaxo ah ma dareento.
Marka waxaa lagaa rabaa inaad siiso xaaskaaga kalsooni buuxdo.
Hadal macaan soo jiidasho leh inaad ku tiraahdo, hadal amaan ah, hadalkaas wuxuu dhisaa kalsooni iyo jacayl badan.
Markaas raaxada ayaad isku fahmaysaan.
Waxaad iska ilaalisaa inaad yasto ama aad xumeyso ama naag kale aad ku hor amaanto.
Ragga soomaalida qaladkaas aad ayay u galaan.
Ninka soomaaliga wuxuu inta badan ka sheekeeyaa naag kale, naagtiisana maba arko.
Waxaa laga yaabaa iyada inuu ku dhaho. hiblaay ma aragtay aad ayay u qurux badan tahay. Adiga way kaa qurux badan tahay.
Hilblaay ayaa kaa fiican.
Marka hadaladaas way kula fudud yihiin. laakin qalbiga dumarka aad ayay u dhaawacaan.
Ogow raaxada guurka dhabta ah waxay ku slaysan tahay isfahanka lamaanaha iyo kalsoonidooda.
Dumarka xiliga raaxada indhaha sababtay u damuujiyaan
Highly sensitive women deeply dislike men who fail to perform their intimate duties effectively.
A woman’s love is linked to the pleasure she receives from her partner; therefore, a man must avoid two specific things.
The first is hurtful speech; some men crush a woman’s spirit with their words. A man might say something that completely demoralizes her.
For example, telling her she is ugly or unattractive—or even comparing her unfavorably to another woman—especially during intimate, romantic moments.
Never crush your wife’s spirit. Doing so causes her to withdraw and prevents her from fully sharing in the intimacy.
Conversely, a woman can also demoralize her husband with hurtful words—such as calling him useless, saying he cannot satisfy her, or claiming he lacks virility.
This causes the man to lose his desire and fail to perform his intimate duties.
The second thing couples must avoid is a lack of trust.
As is well known, true love is built on trust; when a man truly loves his wife, he trusts her deeply.
Likewise, when a woman loves her husband, she places great trust in him.
Trust fosters true love.
And true love enhances intimacy in the bedroom. A woman feels no pleasure when she dislikes her husband.
Therefore, you need to give your wife complete confidence and a sense of security.
Using sweet, captivating, and complimentary words builds trust and deepens love.
This fosters mutual understanding and intimacy.
Avoid belittling or mistreating her, and never praise another woman in her presence.
Somali men often make this mistake.
A Somali man might talk about another woman while completely overlooking his own wife.
He might say things like, “Did you see so-and-so? She is very beautiful—more beautiful than you,” or “So-and-so is better than you.”
Such words may seem trivial to you, but they deeply wound a woman’s heart.
Remember, true marital intimacy is founded on mutual understanding and trust between partners.
