Mudulood Hiraab halkuu kasoo jeedaa

Mudulood Hiraab halkuu kasoo jeedaa

Mudulood Hiraab halkuu kasoo jeedaa Wax ka baro sida Mudulood u dhashay iyo deegaannada uu dago si aad u suureysato Mudulood Hiraab waa beel ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed waana Beesha ugu weyn beelaha Hawiye Tiro ahaan iyo Deegaan ahaanba. Waana curudka beelaha Hiraab. Waxay dagaan inta u dhaxeysa lagasoo bilaabo Degmada Xarardheere ee Gobolka […]

Beesha ugu xifdin badan Quraanka kariimka

Beesha ugu xifdin badan Quraanka kariimka

Soomaalida waa dad lawada og yahay inay Quraanka si fiican u bartaan marka loo eego dunida muslinka. Quraanka loox baa lagu dhigaa markaas ayaa laga xifdiyaa, dugsiyo badan ayaana sidaas sameeya. laakin marka aan fiirino beelaha soomaalida ugu akhriska badan Quraanka waxaa la dhihi karaa qabiilka Raxweyn guud  ahaan sidoo kale beesha Abgaal waxayna ku […]

Qabiilka Soomaali ugu guurka badan

Qabiilka Soomaali ugu guurka badan

Qabiilka Soomaali ugu guurka badan Qabiilka soomaali ugu naago arooska badan yaa la dhihi karaa. intaan laga jawaabin su’aashan waxaa habboon inaan ogaano dhaqanka soomaaliyeed xagga guurka. dadka soomaaliyeed ma aha dad guurka ka daaho siiba dadka ku nool miyiga. wiilka marka uu soo qaangaaro naag ayaa lagu daraa si uu u dhalo caruur. sidoo […]

Zabtii lagu siray ninkii abgaalka sheeko gaaban

Zabtii lagu siray ninkii abgaalka sheeko gaaban

Zabtii lagu siray ninkii abgaalka sheeko gaaban Sheeko gaaban: Sedex nin ayaa sab tagay, waxay kala ahaayeen Abgaal iyo Banaadiri iyo Jareer, midka abgaalka wuxuu ahaa isabaarooley kan banaadirigana wuxuu ahaa xarqaanley kan jereerkana wuxuu ahaa kawaanley. Midka abgaalka ayaa wuxuu yiri: aniga waxaan jeclahay bunka iyo cambuulada marka waxaan rabaa inaan isla fariisano hal […]