Sheekadan waxay tilmaamaysaa aadanaha mararka qaar heerka uu ka gaaro xaasidnimada iyo xumaanta, rag badan ayay xiriir la lahayd laakin lama ogaanin intay la eg tahay tiradooda.
wiilka ugu dambeeyay oo guursan rabay ayaa kashifay markay xumaan ka dalbatay kaddib. sheekada ilaa dhammaadkeeda daawo naagtan sidey nimanka u qaban jirtay iyo sidey ugu gudbin jirtay cudurka aydhiska. Intaanan sheekada ugudagalin laayigta hanaga illaawin adoo mahadsan.
Gabar reer jowhar ahayd oo qurux badnayd. waxay ahayd Xawaadle. Dumarka beeshaas aad ayay u qurux badan yihiin.
Gabadha way caddayd wayna dheerayd xoog ayay lahayd. gadaal ayay u weynayd, sidoo kale candho waaweynna way lahayd, waxay isku darsatay quruxda dumarka oo dhan.

Gabadha marka ay gaartay labaatan sano kenya ayay aadday, waxay rabtay inay leen ku baxdo, laakin leenka ayaa ka qarxay.
Markaas suuqa ayay gashay, taasna waxaa sabab u ahayd dareenka badan, sunnakabiir ayay u gudneyd, haddaadan garanaynin macnaha sunnakabiir laga wado kommentiga kusoo qor saad jawaab u hesho. rag badan ayay la saaxiibtay, waxaa ku dhacay cudurka aydhiska.
Gabadhii marka ay ogaatay cudurkaas inay qabto, waxay ka qaadday ciil iyo xanaaq.
Waxay cuqdad u qaadday ragga oo dhan, waayo waxay iska dhaadhicisay xumaanta ay lugaha la gashay in ragga ku rideen.
Waxay ka fikirtay inay soomaali kusoo laabato oo ay u gudbiso cudurka ay qabto rag badan.
Markay timid muqdisho waxay la joogtay cid ay qaraabo ahaayeen.
Gabadha bannaanka markay socoto ragga oo dhan way fiirinayaan, waayo soojiidasho ayay lahayd.
Wiil ayay is barteen, way sheekaysteen, wiilka wuxuu ahaa nin dhalinyar oo bajaale ah, wuxuu ku qaadi jiray bajaajkiisa markay meel aadeyso.
Wiilkii iyo iyada xiriir ayaa dhexmaray, markaas kaddib wiilka cudurka ayaa ku dhacay.
Wiilka ma uusan ka shakinin, waayo wiilka wuxuu ahaa nin isagaba tunto oo aan iska ilaalinin naagaha faddarada ah.
Waxay baratay gabadha wiil kale oo isna saaxiib la ahaa wiilka bajaajlaha, xiriir ayay la yeelatay, wiilkiii labaad isna wuu ka qaaday cudurka. Labadoodaba ma aysan ogaanin inay qabaan cudurka.
Wiilkaas wuxuu u sheegay wiil kale saaxiibkiisa inuu bartay naag qurux badan, wuxuu ku yiri I bar.
Wiilkii labaad wuxuu lasoo hadlay gabadha wuxuu ku yiri diyaar ma tahay inaan caawo ku kulanno makhaayad ku taallo xeebta liido.
Waxay tiri waxba kama qabo.
Wiilkii wuxuu soo waday wiilka saaxiibka ay ahaayeen oo uu u sheegay inuu barayo gabadha.
Waxaa lagu wada kulmay makhaayadda ku taallay xeebta.
Waxay dalbadeen kalluun iyo bariis iyo cabbitaan.
Way wada casheeyeen. Wiilkii wuxuu yiri gabadhan waxaa la dhahaa Deeqo, waa gabar reer magaal ah, wuxuu yiri wiilkan waa saaxiibkayga. Meesha ayay ku kala qaateen taleefanada.
Wiilkii maalinta kale ayuu wacay wuxuu ku yiri abbaayo waxaa ii sheegay saaxiibkayga inaad tahay reer magaal.
Waxay tiri abboowe waan kusoo dhaweynayaa. Wixii aad rabto waa diyaar.
Wiilkii wuxuu ku yiri: caawo ka warran haddaan ku kulanno makhaayadda ku taallo xaafaddeena. Waxay tiri waxba kama qabo.
Wiilkii iyo ayada waxay ku kulmeen makhaayadda way wada casheeyeen, waxay cuneen hilib iyo bariis, caano ayay cabbeen.
Wuxuu ku yiri deeqooy adiga aad baan kaaga helay, deeqo intay qososhay ayay tiri anigaba sidaas oo kale.
Wiilasha adiga oo kale waan ka helaa. Wuxuu yiri abbaayo ka warran haddaan mustaqbal aan kaa dhigto, guur xalaal ah inaan is guursano.
Deeqo waxay tiri guurka xalaasha sow kama horreyso isbarasho, sideen ku ogaan karaa inaan isla noolaan karno. ragga marka hore afka ayay kuu meceynayaan.
Wiilkii wuxuu yiri: maxaad ka waddaa aan isbarano, oo haddaba waan is garanaynaaye. Waxay tiri waxaan ka wadaa inaan marka hore baashaalno, wuxuu yiri: abbaayo aniga xaaraan ma rabo, waayo guriga xaaraan lagu dhiso xaaraan ayaa u dambeyso.
Guur xalaal ah ayaan diyaar kuula ahay.
Deeqo waxay tiri waa yahay, marka aad soo diyaargarowdo ila soo socdsii, wiilka wuxuu yiri, guri waan haystaa, lacagna waan haystaa, kaliya waxaa dhimman waalidkaaga inay oggolaadaan, waxay tiri aniga labadeyda waalid adduunyada ma joogaan.
Walaalahayga ayaa ku nool jowhar, hadda halkan dad qaraabo ayaan la noolahay.
Wiilkii wuxuu yiri; dhib ma laha, walaalkaaga ayaan u sheegaynaa.
Deeqo waxay rabtaa ninkan inay ku riddo badda, laakin waxay waysan tahay qaabka ay u qaban lahayd.
Wiilkan waa nin iska adag oo aan xumaan rabin.
Maalin deeqo waxay soo wacday wiilka, waxay tiri ka warran haddaad isoo tusto guriga aad guurka u diyaarsatay.
Waxay ula jeedday inay xumaan ku riddo, wiilkii wuxuu yiri wax dhib ma laha, waan kusoo tusi karaa.
Waxay ballameen galabtii si uu usoo tuso guriga.
Wuxuu ku yaallay xaafadda Wadajir. Waxay qaateen bajaaj waxay aadeen guriga.
Guriga markay wada galeen. Deeqo waxay bilowday inay fiirfiiriso qolalka iyo jikada iyo musqusha.
Ugu dambeyn waxay aragtay qolka jiifka alaabta taallo.
Waxay isku dayday inay hadal dareenka kiciya bilowdo, laakin wiilka wuxuu ku yiri abbaayo marka aan xalaal isku noqono ayaan baddaas gali karnaa.
Waxay tiri adiga reer magaal ma tihid, waayo guurka ma og tahay inuu ku dhisan yahay raaxo, sideen ku ogaan karaa inaad I qancin doonto haddaad sidaan u dhaqmayso.
Wiilka wuxuu ku yiri abbaayo xaaraan ma rabno. Marka aan is mehersano waa okeey, laakin hadda maxaan kuugu xadgudbaa.
Waxay tiri abboowe xadgudub ma aha, anaaba oggol waa jacayl aan kuu qabo.
Wiilka wuu ka shakiyay, naagtan maxay sidan ugu rabtaa xumaanta, gabdhaha kale sidaas maba ahee.
Wuxuu ka dareemay inay ka xumaatay hadalkiisa iyo diidmada uu diiddan yahay.
Marka ay kasoo tageen guriga waxay soo aadeen makhaayad ku taallo meelahaas, waxay dalbadeen cabbitaan iyo sanbuus.
Markay makhaayadda fadhiyeen jirka waxaa ooga daatay cabbitaanka ay cabbeysay, waxay u baahatay inay iska soo dhaqdo, markay kacday waxaa ka dhacay kaniini iyadoon u jeedin. Kaniiniga wuxuu ahaa Aabaakaaviir kaniinka dhaho, wiilka wuu soo qabtay, markay soo laabatay ayuu u dhiibay, laakin wuu sawiray kaniinka intay maqanayd.
Markay soo kala tageen, wuxuu bilaabay inuu shakiyo, wuxuu is yiri deeqo ma waxay isticmaashaa kaniiniga uurka reebo. illeen waxay dhowr jeer rabtay inay badda kugu riddo. Ar naagtan amayba xun tahay?
wuxuu u tagay wiil saaxiibkiisa farmashiye leh, wuxuu tusay sawirka kaniiniga, wiilka wuxuu yiri kaniinigan waxaa loogu talaggalay dadka aydhiska qabo inay isticmaalaan, wuxuu daawo u yahay isdifaaca jirka.
Wiilka wuu naxay, wuxuu yiri gabar aan is guursan rabno ayuu ka dhacay.
Wuxuu yiri saaxiibkiisa, waxaa dhici karto inay aydhis qabto, markaad aragto weyddii kaniinka waxa uu daawo u yahay.
Wiilkii wuxuu la hadlay deeqo wuxuu yiri ka warran maanta haddaan kulanno, waxaan rabaa inaan ka sheekeysano arrinta guurkeena, waxay tiri: waa yahay.
Way kulmeen, sheekada sidey u wadeen wuxuu weyddiiyay kaniiniga maalintii ka dhacayay muxuu yahay.
Marka su’aashaas uu weyddiiyay way naxday, hadalka ayaa ku xirmay.
Waxay tiri aniga iskama lihi, waxaa isticmaasho naag aan qaraabo nahay, iyadaa ii dhiibatay, ma garanayo waxa loo isticmaalo.
Wiilka wejigeeda ayuu fiirinayaa, wuxuu ka ka fahmay inay been sheegayso, wuxuu yiri ka gudub.
Wiilka wuu ka shakiyay, maalinta ku xigtay saaxiibkiisa iyada barayay ayuu la hadlay wuxuu yiri: caawo waa inaan is aragnaa waxaan rabaa inaan kaala hadlo arrimo muhiim ii ah. Saaxiibkiisa wuxuu ku yiri waa yahay: markay kulmeen wuxuu weyddiiyay arrinta deeqo, wuxuu u sheegay deeqo inuu ka shakisan yahay, wuxuu yiri guur ayaan u bandhigay, laakin waxaan ka dareemay inay xumaan rabto, taas waxaa iiga sii daran kaniini aydhiska loogu talaggalay ayay wadday, markaan weyddiiyay wixii loo isticmaalo waxay tiri kaniiniga qof qaraabo aan nahay ayaa isticmaasho.
Wiilka saaxiibkiisa wuu shakiyay, wuxuu soo xusuustay sidey ugu fududeysay howsha qaranka.
Wiilkii saaxiibkiisa runta ayuu u sheegay, markaas wuxuu ku yiri. haddii aad xiriir la samaysay waxaa fiican inaad is baarto, wiilkii markuu isbaaray aydhis ayaa laga helay.
Marka waxaa la odaagay Deeqo inay iyada sabab u tahay.
Labada wiil waxay ballamiyeen deeqo markay timid ayay runta u sheegeen, markaas ayay qiratay inay ciil u qabto ragga oo ay dad badan u gudbisay.
Markaas arrinteeda waxaa laga ogaaday xaafadda ay degganayd, waxaana lagu faafiyay baraha bulshada in layska ilaaliyo gabadhaas.
Meesha ayay ku banjartay.
Marka wiilka ugu dambeeyay ayaa sabab u ahaa inuu kashifo deeqo, illeen wuxuu ahaa nin dhowrsan oo xumaanta ka fogaado.
Marka wiilasha dhalinyarada waxaa looga digayaa naagaha dibadda ka yimaado oo xumaantaas faafiyo inay iska ilaaliyaan. Taasna waxaad ooga badbaadi kartaa inaad ka fogaato xumaanta.
Marka deeqo hadday bannaanka is keentay sow lama helayo kuwo kale oo qarsoon, naagaha quruxda badan yaysan ku sirin.
Qof aydhis qabo irbad lagu duray malaga qaadi karaa cudurka
This story illustrates the depths of envy and malice to which a human being can sometimes sink; she had relationships with many men, though the exact number remains unknown.
The last man who intended to marry her exposed her after she tried to harm him. Watch the full story to see how she ensnared men and transmitted HIV to them. Before we dive into the story, please don’t forget to like it.
She was a beautiful young woman from Jowhar, belonging to the Hawadle clan—a community known for its strikingly beautiful women.
She was fair-skinned, tall, and robust. She was well-endowed, with a large posterior and full breasts; she possessed a combination of all the attributes that define female beauty.
When she turned twenty, she traveled to Kenya, intending to leave the country illegally, but the plan fell through.
She then turned to the streets; driven by a high libido and the fact that she had undergone *Sunna-Kabir* circumcision (if you are unfamiliar with this term, please ask in the comments for an explanation), she became involved with many men and contracted HIV.
Upon discovering she had the disease, she was consumed by bitterness and rage.
She developed a deep resentment toward all men, having convinced herself that it was men who had led her into the destructive path she had taken. She considered returning to Somalia and transmitting the disease she carried to many men.
Upon arriving in Mogadishu, she stayed with relatives.
Whenever she walked outside, men would stare at her because she was attractive.
She met a young man—a *bajaj* (auto-rickshaw) driver—and they struck up a conversation; he would drive her around in his vehicle whenever she needed to go somewhere.
A romantic relationship developed between them, and subsequently, the young man contracted the disease.
He did not suspect anything, as he was a man who lived a reckless lifestyle and did not take precautions against promiscuous women.
She met another young man—a friend of the *bajaj* driver—and entered into a relationship with him; this second man also contracted the disease. Neither of them realized they were infected.
The second man told another friend about the beautiful woman he had met, and the friend asked to be introduced to her.
The second man contacted the woman and asked if she was willing to meet that evening at a restaurant on Lido Beach.
She agreed.
He brought along the friend whom he had promised to introduce to her.
They all met at the beachside restaurant.
They ordered fish, rice, and drinks.
They had dinner together. The boy said, “This girl is called…”
Deeqo is a city girl; a friend of the young man introduced them, and they exchanged phone numbers.
The young man called her the next day and said, “My friend told me you are a city girl.”
She replied, “I welcome you; whatever you need is available.”
He suggested, “How about we meet tonight at the restaurant in my neighborhood?” She agreed, saying, “I don’t mind.”
They met at the restaurant and had dinner together—meat, rice, and milk.
He told her, “Deeqo, I really like you.” Deeqo laughed and said, “I feel the same way.”
“I like guys like you,” she added. He then asked, “What if we build a future together—a lawful marriage?”
Deeqo replied, “Doesn’t getting to know each other come before a lawful marriage? How can I know if we can live together? Men often just sweet-talk you at first.”
He asked, “What do you mean by ‘getting to know each other’? We already know one another.” She explained, “I mean we should have some fun together first.” He responded, “I don’t want anything forbidden, because a home built on the forbidden ends in ruin.”
“I am ready for a lawful marriage with you.” Deeqo agreed, telling him to let her know once he was ready; the young man said, “I have a house and the money; the only thing missing is your parents’ approval.” She replied, “Both my parents have passed away; my siblings live in Jowhar, and I am currently staying with relatives here.”
The young man said, “That’s no problem; we can just tell your brother.”
Deeqo wanted to harm this man, but she couldn’t figure out how to go about it.
He was a decent man who harbored no ill intentions.
One day, Deeeqo called him and suggested, “Why don’t you show me the house you’ve prepared for our marriage?”
Her true motive was to lure him into a trap, but the young man said, “No problem, I can show it to you.”
They arranged to meet that afternoon so he could show her the house.
It was located in the Wadajir neighborhood. They took a three-wheeled taxi (bajaj) and headed to the house.
Once they entered the house together, Deeqo began looking around at the rooms, the kitchen, and the bathroom.
Finally, she saw the furniture in the bedroom.
She tried to initiate a conversation to set a romantic mood, but the young man said to her, “My dear, we can only cross that bridge once we are lawfully united in marriage.”
She said, “You aren’t a city person; don’t you know that marriage is built on pleasure? How can I know you’ll satisfy me if you act like this?”
The young man replied, “My dear, we don’t want anything forbidden. Once we are officially betrothed, it will be fine, but why should I cross that line right now?”
She said, “Brother, it’s not a transgression; I’m consenting to it—it’s out of the love I have for you.”
The young man became suspicious; he wondered why this woman was so intent on doing something wrong, noting that other girls didn’t behave that way.
He sensed that she was upset by his words and his refusal.
After leaving the house, they went to a nearby café and ordered drinks and sambusas.
While they were sitting there, she spilled some of her drink on herself and needed to wash it off; as she stood up, a pill fell from her without her noticing. It was a pill called Abacavir; the young man had picked it up and handed it to her when she returned, but he had taken a photo of it while she was away.
After they parted ways, he began to feel suspicious, wondering if Deeqo was using birth control pills—after all, she had previously wanted to get rid of the pregnancy. He wondered, “Is this woman actually up to no good?”
He went to a friend who owned a pharmacy and showed him the photo of the pill; the friend explained that the medication was intended for people living with AIDS, as it helps boost the body’s immune system.
The young man was shocked; the pill belonged to the girl he intended to marry.
His friend suggested that she might have AIDS and advised him to ask her what the medication was for when he saw her next.
The young man spoke to Deeqo, suggesting they meet to discuss their marriage plans, and she agreed.
They met, and during their conversation, he asked her what the pill he had found earlier was for.
When he asked her that question, she was startled and became tongue-tied.
She said, “It doesn’t belong to me; a female relative of mine uses it and entrusted it to me—I don’t know what it’s used for.”
The young man looked at her face; realizing she was lying, he said, “Let’s drop the subject.”
He remained suspicious, however. The next day, he spoke to the friend who had introduced them, saying, “We need to meet tonight; I want to discuss something important with you.” His friend agreed. When they met, he asked about Deeqo and expressed his suspicions, explaining, “I proposed marriage to her, but I sensed she had malicious intentions. What worried me even more was that she was carrying a pill intended for HIV treatment; when I asked what it was for, she claimed a relative of hers used it.”
His friend became suspicious as well, recalling how easily she had facilitated the national assignment.
He told the young man the truth and advised him, “If you’ve had intimate contact with her, you should get tested.” When the young man was tested, he was found to be HIV-positive.
It was then realized that Deeqo was the source of the infection. When Deeqo arrived for a scheduled meeting with the two young men, they confronted her with the truth; she subsequently admitted to harboring a grudge against men and having transmitted the infection to many others.
News of her situation spread throughout her neighborhood, and warnings circulated on social media urging people to be wary of her.
Her scheme was ultimately exposed.
It was the last young man who was instrumental in exposing Deeqo, as he was a virtuous individual who shunned immorality.
Young men are therefore warned to guard against women arriving from abroad who spread such harm; the best way to protect yourself is to steer clear of vice.
If Deeqo’s actions came to light, surely there are others who remain undetected; do not let a woman’s beauty deceive you.
