Amin arts wuxuu soo sawiray muuqaal cajiib ah, kaas oo ah wariye weyddiinayo Xasan sheekh arrinta Sacdiyo Bajaaj.
Xasan Sheekh wuxuu leeyahay: arrintaas aniga masuul kama ihi. waxaa masuul ka ah Jiihaan Xasan oo gabadhiisa ah.
Meesha waxaad ka fahmaysaa dowladda soomaaliya hal qoys inay u xiran tahay. waa shirkad khaas ah.
Qofka Xasan sheekh kasoo horjeesto waa la xiraa ayaa laga wadaa.
sidoo kale gabadha Xasan Sheekh ayaana masuul ka ah.

Marka dowlad sidaas loo maamulayo maxay u qaban kartaa umadda u baahan nolol iyo Nabad
Amin arts wuxuu ka mid yahay dadka aad u weeraro madaxda iyo siyaasiyiinta markay qaab xun ula dhaqmaan shacabka.
wuxuu inta badan xoogga saarayaa dad noocan o kale ah.
Amin arts oo sawiray Deni oo aasi raba Puntland

Amin Arts has created a striking illustration depicting a journalist questioning Hassan Sheikh about the Sacdiyo Bajaaj incident.
Hassan Sheikh responds by saying: “I am not responsible for that matter; Jiihaan Hassan, my daughter, is the one responsible.”
From this, one gathers that the Somali government is effectively held by a single family—it operates like a private company.
The implication is that anyone who opposes Hassan Sheikh gets arrested.
Furthermore, Hassan Sheikh’s daughter is the one in charge.
When a government is managed in this manner, what can it possibly deliver to a public in need of a livelihood and peace?
Amin Arts is known for fiercely criticizing leaders and politicians whenever they mistreat the public.
He frequently focuses his work on figures of this nature.
