Juxa wuxuu lahaa wan cayilan oo shilis ah. saaxiibayaashiisa ayaa waxay ka dalbadeen inuu wanka gowraco si ay u wada cunaan hilibkiisa. mid ka mid ah saaxiibayaashiisa ayaa wuxuu ku yiri: juxow wankan maxaad ku falaysaa, juxa wuxuu yiri: xilliga qabowga ayaan ugu talaggalay inaan ku moodo. saaxiibkiisa wuxuu ku yiri miyaad waalatay? miyaadan ogeyn […]
