Sababaha keenaya Farmaajo inuu doorashada 2022 ku guuleysto

Sababaha keenaya Farmaajo inuu doorashada 2022 ku guuleysto

Siyaasadda dunida waxay ku dhisan tahay maslaxad iyo fikir diini qarsoon, dowladaha reer galbeedka oo gumeystay dalal badan waxay ku dhisan yihiin fikir diini oo ah in lala dagaallamo diinta islaamka iyo in la faafiyo wax kaste diinta islaamka kasoo horjeeda, waxayna sheegtaan inay yihiin calmaaniyiin oo aan diin shaqo ku lahayn, laakin markaad eegto […]

Farmaajo ma qaran baa mise waa muwaadin soomaaliyeed

Farmaajo ma qaran baa mise waa muwaadan soomaaliyeed

Farmaajo waa qof beesha caalamka ay wadato taas waxaa laga fahmi karaa waxyaalo badan uu kaga duwan yahay madaxdii dalka soo martay, Farmaajo gadaashiisa wax buu ku og yahay, kalsoonida uu qabo ayaa ku tusinaysa. Marka aan u laabano nidaamka xukumka soomaaliya ka jira waa nidaam ku dhisan 4.5, marka beesha uu Farmaajo ka soo […]

Farmaajo wuxuu dhahay intaan barakiciye noqon lahaa waxaan ahay badbaadiye muxuu ka wadaa

Farmaajo wuxuu dhahay intaan barakiciye noqon lahaa waxaan ahay badbaadiye muxuu ka wadaa

Su’aasha: Madaxweynaha sharciyadiisa muranku ka taaganyahay Maxamed Cabdilaahi Farmaajo wuxuu xaley jeediyey qudbad u muuqatay mid la soo jarjaray oo qaladaadka laga soo faafreebay marka qudbadiisii waxaa ku jirtay in dalka ay qasayaan shisheeye iyo siyaasiyiin uu sheegay inay daba dhilif u yihiin shisheeyaha marka hadal jeedintaas Farmaajo sameeyey maxaa laga tilmaami karaa maxaase laga […]

Dagaal sokeeye hadduu dhaco 2021 yaa mas’uul ka ah

Gabdho hubaysan

Dagaal sokeeye hadduu dhaco 2021 siduu u dhacay 1991-kii yaa sabab u ah? Sida muuqata Soomaali waxay qarka u saaran tahay dagaal sokeeye inuu ka dillaaco, taasna waxaa keentay muddada uu Farmaajo ku darsaday oo ah labo sano. Taas waxay soo xusuusinaysaa xukun jacaylka madaxweynihii afgambiga ku qabsaday dalka Maxamad Siyaad Barre. Tolow taariikhda mar […]

Mudo korosiga Farmaajo maxaa ka dhalan kara?

Mudo korosiga Farmaajo maxaa ka dhalan kara?

Mudo korosiga Farmaajo maxaa ka dhalan kara Su’aasha: Iyadoo lagu jiro bil barakeysan ayaa hadana laga cabsi qabaa isku dhacyo iyo dagaalo taasoo salka ku heysa qaraarkii mudo kordhinta ay wada gaareen golaha xildhibaanada Aqalka Hoose, markaa maxaa ka dhalan kara mudo kororsigaas Farmaajana dalka ma laga badbaadin karaa sowmala dhihi karo waa kaligii talis […]

Dugaag dadow halkaan ka baro

Dugaag dadow halkaan ka baro

Somali waa dal barwaaqo ah laakin dadkiisa waayay, waa dal deeq ay ka buuxdo laakin doqon deegaan u noqday. Dalkaas maanta haddii ay la lahaan lahaayeen dad badan dunida ku nool darajo ayuu gaari lahaan dandaradan dulliga ah kuma dirqisnaan lahayn. Dadka soomaaliyeed ma aha dad garanaya danahooda meesha ay ku jirto, waxay u dareeraan […]