Gabar muuqaal kasoo duubtay Wadada garoonka Muqdisho biyo badan fadhiistay

roobka xamar 2026

Xamar biyo badan ayaa dadka ka reebay meelaha qaar inay aadaan, tan waa waddada garoobka diyaaradaha magaalada Muqdisho oo waddadiisa biyaha ay xireen. waxaad ka arki kartaa sawirada iyo muuqaalkan laga soo duubay. Taas waxay tilmaamaysaa wax dowlad la dhahaayo inaysan ka jirin dalka. waayo dowladda waxay dhistaa dalka. waxaana ugu muhiimsan waddooyinka. gaar ahaan […]

Sida taayarada loogu gubay jidadka Muqdisho

Jidadka lagu gubay Muqdisho

Sida taayarada loogu gubay jidadka Muqdisho Banaanbaxa ka socda magaalada Muqdisho oo maanta lagu tilmaamay inuu yahay mid aad iyo aad u daran. taayaro badan ayaa lagu gubay waddooyinka magaalada Muqdisho. dadka soo baxay oo sheegaya inay rabaan Farmaajo inuu is casilo. dadkaas oo sii badanaya maanta. waxaana u badan dhalinyar  wiilalal Xabbad daranna way […]

Banaanbaxa mootooleyda Magaalada Muqdisho maanta

Banaanbaxa mootooleyda xamar

Dadka mootooleyda magaalada Muqdisho oo maanta ku banaanbaxayo magaalada Xamar dadkaas oo ka cabanaya xiritaanka waddooyinka magaalada Muqdisho. Waxay ku yeelatay arrintaas saameyn weyn shaqadooda. marka waxaa meesha isugu yimid dad badan oo dhamaan ah dadka mootooyinka ku shaqaysta.

Waddooyinka Xamar iyo maanta sida loo xiray

waddooyinka muqdisho oo xiran

Waddooyinka Xamar iyo maanta sida loo xiray Waddooyinka magaalada Muqdisho oo ah  oo laga dameemayo dibid iyo cidlo. shacabka oo dhan lugeys ayay ku jiraan arday iyo shaqaale iyo caruur iyo waayeel iyo dumar looma kala harin lugeynta. xalka ma aha in waddooyinka la xirao . dowladda waxaa ka maqan inay sameysato sirdoon adag oo […]

Maanta jidadka Muqdisho waxa ka jiro sawiro

Maanta jidadka magaalada Muqdisho

Jidadka Muqdisho: Gaadiidka Xamuulka ee dekadda Muqdisho ka shaqeeya darawalooda oo ka xanaaqsan sida la iisheegay in jidadkii xirnaa, ayaa iyaguna waddada ku jaray gaadiidkii ay ku shaqeysanayeen, baabuurtii ayay damiyeen wayna ka tageen, xaalka magaalada Muqdisho waa kasii darayaa. Halka falkaas uu ka dhacay waa Tarabuunka ilaa Masaajidka Sheekh Cali Suufi Ama isgoyska Kaasabalbalaare, […]

Ciidanka sababta ay waddooyinka Xamar u xireen

Wadooyinka magaalada muqdisho

Ciidanka sababta ay waddooyinka Xamar u xireen Warar ayaa waxay sheegayaan ciidanka militariga inay xireen waddooyinka magaalada Muqdisho. waxaa la sheegay dhowr bilodd inaysan qaadanin wax mushaar ah. sawirada ay dad badan goobjoog ah ay soo bandhigeen waa kuwan Tallaabadan ciidanka ay qaadeen waa halis oo ka imaan karta dhibaato weyn