Sheekada Juxa iyo wanka waa qiso gaaban

Juxa wuxuu lahaa wan cayilan oo shilis ah. saaxiibayaashiisa ayaa waxay ka dalbadeen inuu wanka gowraco si ay u wada cunaan hilibkiisa. mid ka mid ah saaxiibayaashiisa ayaa wuxuu ku yiri: juxow wankan maxaad ku falaysaa, juxa wuxuu yiri: xilliga qabowga ayaan ugu talaggalay inaan ku moodo. saaxiibkiisa wuxuu ku yiri miyaad waalatay? miyaadan ogeyn […]
Juxa xaaskiisa iyo dameerkiisa sheeko gaaban

Juxa xaaskiisa iyo dameerkiisa sheeko gaaban Juxa ayaa xaaskiisa dhimatay, mana uusan dareemin murugo badan. wax yar kaddib dameerkiisa ayaa dhintay aad buu uga murgay. dadkii baa waxay ku dhaheen: Juxow waxaad tahay nin yaab leh. xaaskaaga ayaa dhimatay maadan ka murgin. laakin marka dameerkaaga dhintay aad ayaad uga murugtay. sidey wax u jiraan? Juxa […]
