marxalooyin badan ayay soo martay siyaasadda dalka soomaaliya.
laakin waxaan macquul ahayn ummad oo dhan in laga waayo qof toosan.
mid kaste madaxda ka mid ah wuxuu wataa baasaboor ajnabi.
tolow talaggal miyaa?
yaa isweyddiiyay su’aashan?
qof noocan oo kale ah maxaa laga filayaa inuu u qabto dadka iyo dalkan .
The Great Somali Revolution
dhibkan raagay waxaa looga bixi karaa in Ilaahay la talasaarto oo hal mar shacabka oo dhan isku duubmaan iyagoo ka fogaadey qabyaalad iyo dan gaar ah, oo ay ka dhigtaan diinta islaamka waddada hagi lahayd mustaqbalkooda oo hal mar kacdoon ballaaran wada kiciyaan oo dhammaan madaxda iyo siyaasiyiinta wada qabqabtaan nin kaste uu gacanta kusoo dhigo kii u dhowaa, markaas maxkamad cadaalad leh soo saaraan. xilligaas ayaa laga yaabaa in dalkeena hagaago, wasakhda waxay ku tagtaa nadaafad, soomaali nadaafad culus ayay u baahan tahay.