Hilibka dhuxusha lagu dubo goormuu halis yahay

Hilibka dhuxusha lagu dubo goormuu halis yahay Hilibka marka dhuxusha lagu dubayo, waxaa la rabaa in laga yareeyo baruurta, waa in laga jaraa meelaha baruurta leh, keliya waxaad soo reebaysaa hilibka jiirta ah, waxaa la sheegaa marka baruurta ay kor fuusho dhuxusha waxaa ka dhalanaya dufin madow oo keeni karta kansarka. sidoo kale waa in […]
Siyaabaha hilibka loo sameeyo

Siyaabaha hilibka loo sameeyo Hilibka marka qaabab badan loo sameeyo ayuu kuu soconayaa. soomaalida hilibka inta badan waxay u sameeyaan qaabka caadiga ah oo biyaha lagu kariyo aadna aan loo bisleynin, waxay dhahaan hilibka waa inuu gowsaha ku dhego , dadka soomaaliyeed ma jecla hilibka aad u bisil. laakin waxaa dhab ah hilibka macaankiisa […]
Hilibka iyo kartida raga xaga sariirta

Hilibka iyo kartida raga xaga sariirta Hilibka shiilan waxyaalaha la gahelo xagga caafimaadka Cilmibaris ayaa lagu ogaaday raga hilibka cunta inay ka awood badan yihiin xagga galmada raga aan cunin, waxaa la sheegay hilibka inuu kordhinayo hormuunka raganimada kasoo sabab u ah kacsiga raga. Hilibka shiilan dufantiisa way ka yar tahay kan caadiga loo kariyay, […]
Sheekada Juxa iyo wanka waa qiso gaaban

Juxa wuxuu lahaa wan cayilan oo shilis ah. saaxiibayaashiisa ayaa waxay ka dalbadeen inuu wanka gowraco si ay u wada cunaan hilibkiisa. mid ka mid ah saaxiibayaashiisa ayaa wuxuu ku yiri: juxow wankan maxaad ku falaysaa, juxa wuxuu yiri: xilliga qabowga ayaan ugu talaggalay inaan ku moodo. saaxiibkiisa wuxuu ku yiri miyaad waalatay? miyaadan ogeyn […]
