Skip to content
Dadka Facebook ku jiro waxay aad u rabaan inay ogaadaan dadka profile -kooda galaya sawiradooda daawanaya iyo qoraalladooda.
Facebook keligiisa kama ogaan kartid arrintaas, laakin waxaa jira App kuu sheegaya dadka galay Profile -kaaga. waxayna ku shaqeeyaan Android.
waxaa ugu caansan seddex app oo kala ah sida soo socota:
Midka koowaad waxaa la dhahaa : Who Viewed MyProfile
Who Viewed My Profile
marka aad download ku sameyso wuxuu kuu sheegayaa dadka soo booqday Profilkaaga oo fiirsaday sawiradaada.
Midka labaad waxaa la dhahaa : Profile Stalkers Trick
Profile Stalkers For Facebook
isagana markaad download ku sameyso wuxuu kuu sheegayaa dadka fiirsaday sawirada boggaaga Facebook ama dhex wareegay.
Midka seddexaad waxaa lagu magacaabaa: Who Viewed Me On Facebook
Who Viewed Me On Fbook – Free
marka aad dowload ku sameyso wuxuu kuu sheegayaa dadka facebuuggaaga galay oo fiirsaday sawirada iyo videowyada ama qoraalladaada xadaya.
waxaad kasoo download gareen kartaa halkan
Who Viewed My Profile
Profile Stalkers Trick
Who Viewed Me On Facebook