Sida xayeysiinta Youtube loo joojiyo

Sida xayeysiinta Youtube loo joojiyo

Sida xayeysiinta Youtube loo joojiyo Su’aasha: scw waxan raba inan daawado YouTube xayeysiin la’aan ma jiraa barnaamij arintaas i surtaglin kara haddi uu jiro app ama qaab aan ku reebi karo xayaysiitna YouTube ii shega idinkoo mahadsan. Jawaabta: Dad badan ayaa dhibsada inay daawadaan xayeysiinta YouTube laakin ma awoodaan inay ka joojiyaan muuqaalka ay daawanayaan. […]

Webiste kuu sheegaya webyada iibka lagu kalsoon yahay

Webiste kuu sheegaya webyada iibka lagu kalsoon yahay

Webiste kuu sheegaya webyada iibka lagu kalsoon yahay Sida la og yahay waayahan waxaa soo batay qofka inuu netka wax ka gato asoo adeegsanaya kaarka Visa iyo wixii la mid ah, marka arrimaha oo dhan waxay isugu soo biyashubanayaan online waxaa jiro webyo iyo apps oo aad ka fulin karto iibka. Haddii aad tahay dadka […]

App qoraal kaste cod u baddalaya

App qoraal kaste cod u baddalaya

App qoraal kaste cod u baddalaya Webkan qoraalka wuxuu u baddalayaa cod, waana qaab sahlan file kaste ayaad soo qaadi kartaa PDF ama Word ama copy ayaad kusoo sameyn kartaa, markaas ayuu kuu akhrinayaa waana application  u baahan inaad iska diiwaangaliso. Drag and drop your files, or type, paste, and edit text here. Natural Reader […]

Adigoo WhatsApp online ka ah sidee hal qof looga xirtaa online kaaga

Adigoo WhatsApp online ka ah sidee hal qof looga xirtaa online kaaga

Su’aasha: Sxb hal qof sidee looga xirtaa online kaaga bal iisheeg /  Qof adigoo WhatsApp online ka ah sidee hal qof looga xirtaa online kaaga. Jawaabta: WhatsApp ma aha sida Facebook Messenger oo kale adoo online ah inaad qofkii aad rabto iska xiri kartid, laakin hab ayaad sameyn kartaa inaad block saarto ilaa aad ka […]

Parnaamijka GIMP Open Source Image Editor

Parnaamijka GIMP Open Source Image Editor

Parnaamijka GIMP Open Source Image Editor GIMP waa barnaamij u eg photoshop oo ah Open Source sawirada lagu hagaajiyo, waana free si sahlan ayaad u download garen kartaa, waxaa la helaa nuskhado windows iyo nidaamyo kalaba. Parnaamijka GIMP Open Source Image Editor Barnaamiyada sawirka lagu hagaajiyo oo sida photoshob oo kale ah waa lacag badankooda […]

Barnaamijka Sweatcoin lacag ma laga sameynkaraa sideese loogala bixi karaa

Barnaamijka Sweatcoin lacag ma laga sameynkaraa sideese loogala bixi karaa

Barnaamijka Sweatcoin lacag ma laga sameynkaraa sideese loogala bixi karaa Su’aasha: Walaal waxaan mudooyinkan dambe arkaa app lagu sheegay in lacag lagu sameyn karo oo sweatcoin la yiraahdo kaliya waad carareysaa lacagna waadku sameyneysaa socodkaaga marka sidee lacagaha kuu aruuro si sahlan loogala bixi karaa bal iisheeg hadaad igu dhaanto hada xoogaa baan shaqeeyey oo […]

Webka ugu fiican oo xisaabta math-ka lagu xallin karo

Webka ugu fiican oo xisaabta math-ka lagu xallin karo

Webka ugu fiican oo xisaabta math-ka lagu xallin karo Su’aasha: Ma garanaysaan walaalayaal wabsite aan xisaab kaga shaqeeyo Si aan u hubiyo inay sax tahay iyo inay khalad tahay mahadsanidinn Jawaabta: Waxaan filayaa webkan inuu arrintaas kaa caawin karo waa website xisaabta kaliya loogu talagalay xisaabta math https://www.mathway.com/   Wuxuu leeyahay database aad u ballaaran […]