Al shabaab sidey sheegaan Alle dartiis ayay u dagaalamaan sow caqiido mala dhihi karo jihaadkooda

Al shabaab sidey sheegaan Alle dartiis ayay u dagaalamaan sow caqiido mala dhihi karo jihaadkooda

Al shabaab sidey sheegaan Alle dartiis ayay u dagaalamaan sow caqiido mala dhihi karo jihaadkooda Su’aasha: Al shabaab waxay sheegaan inay u dagaalamaan caqiidada ah sareynta Ilaahey waliba sumada calankooda waxaa ku qoran shahaadada Ilaahey iyo qiritaankeeda marwalbana ay weerar tagayaaan waxay ku dhawaaqaan kalmada Allaahu akbar maadaama habka dagaalkooda caqiido ku suganyahay sow lama […]

Al shabaab in lala dagaalamo xaq miyaa

Al shabaab in lala dagaalamo xaq miyaa

Al shabaab in lala dagaalamo xaq miyaa Su’aasha: Al shabaab waxay sheegaan inay jihaad kula jiraan dowlada islamarkaana dalka ay ku soo duuleen gaalo rabta inay dadka iyo diintaba fasahaadiyaan sidaasna waxay ku sheegteen inay u banaan tahay daadinta dhiigooda cidii dowlada la macaamiisha dhinaca kalana dowladu Al shabaab waxay ku sheegeen qawaarij fidno badan […]

Dunida jihaad Maka jiraa

Dunida jihaad Maka jiraa

Su’aasha: Asc Bahda Daruur waxaan doonayaa inaan idin waydiiyo fadwo Diini oo Xasaasi ah Wadamada islaamka 99% Dastuur uma ahan Diinta iyo Kitaabka qur’aanka Taas bedelkeeda Xeerar bini aadamku sameystay ayaa marjic u ah Xeerarkaas ayaana bulshada islaamka lagu kala xukmiyaa Marka Laga Reebo in Dastuuradaas aadmigu Sameeyey aas aas looga dhigo Diinta islaamka Taasina […]

Xiriirka Axmed Madoobe iyo Al-shabaab by amin arts

blank

Axmed Madoobe oo ahaa hoggaamiye kooxeed ayaa hadda Kismaayo madax ka ah. dad badan ayaa waxay aminsan yihiin inuu xiriir la leeyahay kooxda alshabaab. Sawirka amin arts wuxuu tilmaamayaa arrintaas, sidoo kale qaraxa Kismaayo ka dhacay ayaa waxaa la dhihi karaa wax tilmaamaya xiriirkaas. waxaa la sheegay qaraxaas in lagu dilay nin musharax ahaa. waa […]

Amin arts oo sawir ku tilmaamay qolada danta ka leh qaraxyada

Qaraxyada iyo amin arts maanta

Amin arts oo sawir yaab badan kusoo bandhigay ujeeddada siyaasiyiinta qaarkood iyo shabaab. sawirka wuxuu tilmaamayaa qaraxyada soo batay gaar ahaan magaalada Muqdisho. maxaa loo soo badiyay qaraxyada waa maxay danta laga leeyahay inay qaraxyada soo bataan. sawirka Amin artsĀ  wuxuu aad u taageersan yahay dowladda uu hogaaminayo Farmaajo. sawirka ayaad ka fahmi kartaa inuu […]

Soomaali hal shay ayay ku toosi kartaa ma og tahay?

Soomaali hal shay ayay ku toosi kartaa ma og tahay

Dagaal sokeeyaha 1991 waa lawada ogyahay meesha uu soomaali ku riday. haddana waxaa la rabaa mid la mid ah inuu dhaco. taasna waa qorshe ay dageen dalal badan oo raba magaca soomaali in la tirtiro. qorshahaas waxaa fulinaya dad badan oo soomaali kor ka ah hoosna shisheeye ka ah. dadkaas ma rabaan in soomaalida ay […]