Banaanbaxa mootooleyda Magaalada Muqdisho maanta

Banaanbaxa mootooleyda xamar

Dadka mootooleyda magaalada Muqdisho oo maanta ku banaanbaxayo magaalada Xamar dadkaas oo ka cabanaya xiritaanka waddooyinka magaalada Muqdisho. Waxay ku yeelatay arrintaas saameyn weyn shaqadooda. marka waxaa meesha isugu yimid dad badan oo dhamaan ah dadka mootooyinka ku shaqaysta.

Maanta jidadka Muqdisho waxa ka jiro sawiro

Maanta jidadka magaalada Muqdisho

Jidadka Muqdisho: Gaadiidka Xamuulka ee dekadda Muqdisho ka shaqeeya darawalooda oo ka xanaaqsan sida la iisheegay in jidadkii xirnaa, ayaa iyaguna waddada ku jaray gaadiidkii ay ku shaqeysanayeen, baabuurtii ayay damiyeen wayna ka tageen, xaalka magaalada Muqdisho waa kasii darayaa. Halka falkaas uu ka dhacay waa Tarabuunka ilaa Masaajidka Sheekh Cali Suufi Ama isgoyska Kaasabalbalaare, […]