Adigoo WhatsApp online ka ah sidee hal qof looga xirtaa online kaaga

Adigoo WhatsApp online ka ah sidee hal qof looga xirtaa online kaaga

Su’aasha: Sxb hal qof sidee looga xirtaa online kaaga bal iisheeg /  Qof adigoo WhatsApp online ka ah sidee hal qof looga xirtaa online kaaga. Jawaabta: WhatsApp ma aha sida Facebook Messenger oo kale adoo online ah inaad qofkii aad rabto iska xiri kartid, laakin hab ayaad sameyn kartaa inaad block saarto ilaa aad ka […]

Bogga Facebook ee Daruur linkiga laga galo

Bogga Facebook ee Daruur linkiga laga galo

Su’aasha: Dr ado mahadsan Facebook page lagaala so xiriiro ma leedahay mise waa halkan oo kali aha Search ba dhahay waan wayay. Jawaabta: Haa wuu jiraa webka meesha ugu hooseysa ayaad ka arkaysaa laakin su’aalaha halkan ayaad ku soo diraysaa Facebook su’aalaha looguma talagalin, waxaa kaliya loogu talagalay dadka raba inay share gareeyaan su’aalaha iyo […]

Nambarada telka sida loosoo celiyo

Nambarada mobileka sida loosoo ciliyo

Qaabka ugu fiican nambarada taleefanka loosoo cilin karo Waxaa laga yaabaa inay kaa lumeen nambaro badan oo humhim ah oo ku jiri jiray mobilkaaga. hadda waxaad awoodda inaad si sahlan kusoo celiso nambaradaas. waa haddii aad adeegsanayso Facebook. waxaad galaysaa linkigan hoose. waxaad soo celin kartaa sidoo kale nambarada whats-pp https://m.facebook.com/mobile/messenger/contacts

Ninka iyo xaaskiisa Camera ma isugu raaxayn karaan

Ninka iyo xaaskiisa Camera ma isugu raaxayn karaa

Ninka iyo xaaskiisa Camera ma isugu raaxayn karaan Runtii su’aashan aad baa loosoo weyddiiyaa wadaaddada siiba waqtiga hadda oo ay isku furmeen dalalka aduunka oo dhan. Ninka hadduu xaaskiisa ka maqan yahay naagtiisa camera ma usoo gali kartaa iyadoo qaawan oo markaas uu sidaas kula raaxaysanayo. Runtii inta aan la eegin sharciga islaamka marka hore […]

Sideed ku ogaan kartaa qofka Facebook profile-kaaga soo booqdo

Who Viewed Me On Fbook - Free

Dadka Facebook ku jiro waxay aad u rabaan inay ogaadaan dadka profile -kooda galaya sawiradooda daawanaya iyo qoraalladooda. Facebook keligiisa kama ogaan kartid arrintaas, laakin waxaa jira App kuu sheegaya dadka galay Profile -kaaga. waxayna ku shaqeeyaan Android. waxaa ugu caansan seddex app oo kala ah sida soo socota: Midka koowaad waxaa la dhahaa : […]