Bajaaj wade iyo kacdoonka Soomaali 2020

Si xun ayuu usoo hallaabayaa amaanka magaalada Muqdisho, waxaa yaab badan askari inuu qof iska dilo qof aan hub wadanin oo shibil ah. taas waa arrin aad u xun, soomaali waxaa lagusoo celin rabaa sidii hore. immisa qof oo bajaaj ku shaqaysta la dilay bilahan lasoo dhaafay. taas wax yar ma aha ujeeddo weyn baa […]
Sawirada mudaaharaadka dalka Sudan ugu saameyn badan

Sawirada mudaaharaadka dalka Sudan ugu saameyn badan Mudaaharaadka dalka Sudan shacabka kasoo qeybgalay waxay rideen madaxweynaha dalka Cumar albashiir oo jagada hayay in ka badan 30 sano. sida la sheegay waxay ahaayeen kuwa xoog leh oo shacabka Sudan ku muujiyeen inay ka daaleen xukunka Bashiir. Madaxweynaha Cumar albashiir toos ayaa looga casilay xukunka. marka ay […]
MD Sudan Cumar Albashiir oo jagada laga casilay

MD Sudan Cumar Albashiir oo jagada laga casilay Cumar Albashiir oo ahaa madaxweynaha Sudan ayaa maanta laga casilay madaxtinnimada. taasoo ka dhalatay kacdoonka shacabka Sudan oo maalmahan ka socday dalkaas. xukunka haddda waxaa la wareegay ciidanka militariga dalka Sudan. Cumar albashiir wuxuu dhashay 1 Janaayo 1944. xukunkan […]
Soomaali hal shay ayay ku toosi kartaa ma og tahay?

Dagaal sokeeyaha 1991 waa lawada ogyahay meesha uu soomaali ku riday. haddana waxaa la rabaa mid la mid ah inuu dhaco. taasna waa qorshe ay dageen dalal badan oo raba magaca soomaali in la tirtiro. qorshahaas waxaa fulinaya dad badan oo soomaali kor ka ah hoosna shisheeye ka ah. dadkaas ma rabaan in soomaalida ay […]
