Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada lacagta doolarka Interpretation of dollar dream

Riyada doolarka kama foga riyada dahabka. dolar qofka ku riyoodo  guud ahaan waxaa lagu fasiraa doolarka awood iyo xukun. Haddii aad aragto adoo dolar badan gacanta ku hayo waxaad heli doontaa awood iyo talis. haddii qof lacag dolar ku siiyo waxaad ka heli doontaa qofkaas garab iyo taageero. haddii aad aragto dolar oo gubtay waxaad […]

Categories
News

Gabar shaarbo leh ceeb ma aha laakin askari muuryaan ayaa ceeb ah

Gabar shaarbo leh ma aha wax cusub ceebna ma aha. dadka qaarkii jirka ayay timo badan ku leeyyihiin. naago waxaa jiro lugaha iyo gacmaha iyo xabadka timo ku leh waana abuur ilaahay mana aha in lala yaabo arrintaas. laakin waxaa lala yaabaa marka muuryaan ciidan laga dhigo. sida laga fahmayo wareysiga lala yeeshtay  gabadha askarta […]

Categories
Siyaasa - politics

Amin arts sawirka uu ka sameeyay Geelle iyo Biixi

Sawirka uu ka sameeyay amin arts arrinta ganacasade Axmed iyo Muuse Biixi waa sawir runtii meel fog tilmaamaya. muuse bixii ayaa wuxuu u hayaa madaxweynaha jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. sawirka waxyaalo badan ayaa laga fahmi karaa. waxaa lagaa rabaa inaad ka dhiibato ra’yigaaga.

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada gabdho la haysto oo kufsi ka baqaya

Su’aasha: Wllo waxaan ku riyoday anigo meel wax laga barto joogo, meshas ay tahay dabaq ka dib dabaqa hostisa waxa araknay nin askari ah o leh ninka mesha iska leh wa la raadinaya wu baxsaday wa la qaban la’ yahay. ka dib ninki askarigi aha wuu baxay wax yar ka dib ninki aya imaday anago […]

Categories
News

5 Baasaboor ugu fiican dunida sanadka 2019-ka

5 Baasaboor ugu fiican dunida sanadka 2019-ka Baasaboorada ugu awoodda badan sanadka 2019 waxaa shantan baasaboor oo top noqday. Waxaa kaalinta koowad galay baasaboorka Japan. waxaa lagu gali karaa 189 dowlad visa la’aan. kaalinta labaad waxaa galay baasaboorka Singapore. waxaa lagu gali karaa 189 wadan visa la’aan kaalinta seddexaad waxaa galay baasaboorka South Korea kuuriyada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada ilkaha dhacayo maxaa lagu fasiraa

Ilkaha waxay tilmaamayaan guud ahaan qoyska. ilkaha kore waa raga kuwa hoosena waa dumarka. riyada iligta sidey u kala muhimsan yihiin ayay u tilmaamayaan qoyska. sida aabaha adeerada iyo abtiyaasha, ilmaha gabdhaha dhamaan qoyska. xitaa gowsaha waa awooweyaasha. dhicitaanka ilkaha ma fiicna guud ahaan, wixii dhib soo gaaro ilkaha waxaa lagu fasiraa dhib adiga ama […]

Categories
Caafimaadka Health

Caadada xun sidey dhalinyarada u disho

Caadada xun sidey dhalinyarada u disho Caadada xun – siigo – waa maxay.  siigada waa raaxaysi iseed nin ama naag uu naftiisa ku sameeyo oo biyaha sidaas isaga keeno. Dhibka ay leedahay siigada wuxuu u qeybsamaa mid jirka iyo nafta iyo mid diinta. siigada waxay ka dhalataa kacsiga badan oo ka imaanaya hadalka naagaha ama […]