Categories
News

RW Xasan Cali Kheyre iyo John Bolton maxay ka wada hadleen?

RW Soomaaliya Xasan Cali Kheyre wuxuu l kulmay taliyaha amniga Qaranka Dowlada Mareykanka John Bolton. sidan ayuu kusoo qoray barta Facebook Waxaan kulan la qaatay la taliyaha amniga Qaranka Dowlada Mareykanka John Bolton. Waxaan ka wada hadalnay horumarka ay Soomaaliya ka sameyneyso soo kabashada dhaqaalaha, dib-u-habeynta hay’adaha amniga iyo sida uu Mareykanku u joogtayn lahaa […]

Categories
News

Banaanbaxa mootooleyda Magaalada Muqdisho maanta

Dadka mootooleyda magaalada Muqdisho oo maanta ku banaanbaxayo magaalada Xamar dadkaas oo ka cabanaya xiritaanka waddooyinka magaalada Muqdisho. Waxay ku yeelatay arrintaas saameyn weyn shaqadooda. marka waxaa meesha isugu yimid dad badan oo dhamaan ah dadka mootooyinka ku shaqaysta.

Categories
Sheeko Story

Labo nin Hawiye iyo Daarood kala ah oo xabsiga dadka waalan la dhigay Canada

Labo nin u kala dhashay Hawiye iyo Daarood ayaa isku dagaalay magaalada Toronto ee dalka Canada. waxay isku dagaaleen meel qaxwo laga cabbo. fadhi ku dirir ayay haayeen. labada nin si fiican ayay isu garaaceen. waxaa yimid booliska dalka Canada wuxuu qabtay labada nin. waxaa lasoo saaray maxkamad . Qaadiga ayaa wuxuu u yeeray labada […]

Categories
Bulsho Society

Raga qaar shiirka dumarka maxay uga helaan qiso yaab leh

Raga qaar shiirka dumarka maxay uga helaan qiso yaab leh Naag waxaa jirtay macallimad ahayd, naagaha macallimiinta iyada wax la dhigo ayaa waxay aad u dareemeen naagtan inay shiir badan tahay. marka qolka naagaha ka dhexeeyay lasoo galo goorta xisada dhammaato shiirkeeda ayaa qabsanayaya  qolka oo dhan. waxaa dhacday naagihii inay dhahaan qoftan sideen ugu […]

Categories
News

Waddooyinka Xamar iyo maanta sida loo xiray

Waddooyinka Xamar iyo maanta sida loo xiray Waddooyinka magaalada Muqdisho oo ah  oo laga dameemayo dibid iyo cidlo. shacabka oo dhan lugeys ayay ku jiraan arday iyo shaqaale iyo caruur iyo waayeel iyo dumar looma kala harin lugeynta. xalka ma aha in waddooyinka la xirao . dowladda waxaa ka maqan inay sameysato sirdoon adag oo […]

Categories
Bulsho Society Sheeko Story

Guurdoon Whats App ama Facebook iska jir qiso naxdin leh

Guurdoon Whats App ama Facebook iska jir qiso naxdin leh Waagii hore ma jirin Guurdoon WhatsApp ama guurdoon Facebook. gabadha waxaa laga doonan jiray aabbeheeda waxaa la dhihi jiray: wax la kasaayo guurso wax la kasaayo halaguu dhalee. laakin hadda sheekada way ka weynaatay arrintan. waxaa soo baxay guurka baraha bulshada. guurdoon qofka ah wuxuu […]

Categories
Siyaasa - politics

Amin arts oo sawir ku tilmaamay qolada danta ka leh qaraxyada

Amin arts oo sawir yaab badan kusoo bandhigay ujeeddada siyaasiyiinta qaarkood iyo shabaab. sawirka wuxuu tilmaamayaa qaraxyada soo batay gaar ahaan magaalada Muqdisho. maxaa loo soo badiyay qaraxyada waa maxay danta laga leeyahay inay qaraxyada soo bataan. sawirka Amin arts  wuxuu aad u taageersan yahay dowladda uu hogaaminayo Farmaajo. sawirka ayaad ka fahmi kartaa inuu […]